Luul mahdi

Luul mahdi

Share

Beauty Specialist
Make-up Expert
Hair Styling
Hair Coloring
Manicure, Pedicure
Facial Treatments
Waxing Skin Care

07/01/2024

Flawda pagka idin k**a haayo

18/08/2020

Saaka anoo xaafada ka tagay oo usocda goobta shaqqdayda ayaan arkay shil mooto bajaaj waxaana ku dhaawacmay wiil iyo hooyadiis ..wiilkaa ayay tarafikada way diiyeen shilka siduu udhacay? wuxuu yiri sidaan usocday ayaan madaw ama mugdi wax la arki waayay .islaantii ayaa la way diiyay siduu shilka udhacay waxay tiri waxaan arkay wiilkayga oo hurdoonaayo ama luloonaaya markaas ayaan jalbaabka wajiga kasaaray si aan iftiinku udhibin🤣🤣BEER JILEEC HOOYO WAA LAGU YAQAANAA.

15/08/2020

Shekada wexey ahayd sidaan.. gabar yar 15 jir ah wexey lama filan lakulantay wil aad udan dan daeesan wadada fidhiyo markas eey ku soo lexatay waxey weydise dhibka hesto marka buu ku yirey abayo waxba imahesto ee waan farxsanahay. waxey weydisey hoyo maledahay ? Markas buuyadhey maya waxey weydisey ayaad lanoshahay ?ilah hooskiis aan kunolahay gabadhi wey iska gudubtay waxey aadey dhankaa iyo gurigod se usocotay ayay hoyaded utagtay waxey weydiise hoyo adi walig maragte qof aan guri hesani oo jidka fadhiyo? Haa hoyo waa dadka maskiinta ah oon hoyo aabe qabin. wey katagtay gabadhi hoyade malin tii lawaad aya wilki ulabatay waxey wey diise aabo maledahay markas buu ki riyay may wa ey ku dhahdey anigana aabo malihi lakiin hoyo aan leyahay waxo igi jawabey hoyo iyo aabe maxay iskadhaman markas bey weydise dhibgiis waxa ugu wey waxaa ugu kawaney hoyo iyo aabe ano yar bey kalatageyn aabo aa iwate kadib aabe waxaa iikene hooyo kale hayade cusbo malinkasya waxey igu samesaa guriga marko aabehey katago aya idishaa qol ii ya igu xirtaa aniga waan xamil waaye waxbarashad iga jojisey aniga maa qaldan mise aabe mise hoyade mise hoyadi cusbe? Markas 😪😪gabdhi aa ilmese uma jawaabi wey kasii dhaqadey wexey aadey dhankii iyo gurigi hoyaded hoyade aa kahor imate wexey weydise hoyo adiga iyo aabey isku mid matihiin markii eedhahde hoyade maxa hado asiga ihaysan lahay waxmabarte hoyade ooyaban aatiri hoyo lawadan maali wamexe so aashan waxey tire hoyo hadad adi iyo abahey isla jogi lahedan saan waan kasii ficnal lahay hoyadii aatire hoyo anig qadarta mabadali karo ee ilah yaa saan noqote markii bey ugu jawa te hada dulqadka badin lahey wey kasii fiicned hoyadii oo moragesan yaa ilmesey😪😪 qeenta 2 mahad sanid

MAKEUP QURUX BADAN SAHAL AH 07/07/2020

fadlan like iyo share

MAKEUP QURUX BADAN SAHAL AH LUULMAHDI

Sidee loosameeyaa basbuusa 07/05/2020

https://youtu.be/NEHVUiwPzDc subscribe hala dhaho asxaabeey

Sidee loosameeyaa basbuusa Basbuusadu waa mid kamid ah mac macaanada aadka loo jecel yahay isla markaana qaaliga ah ama aan markasta laga helayn gobaha ganac siga waxaan kuu hayaa maan...

11/10/2019

Asc ahbaabbi qofka bidni aadankpa waa in uu isku kal sonado ama gu aan aad yeladid hadaad tahay nin rag kalmadaada in ee ahaato mid kaliya bas raga saman kaan dumarka ka aqli fiican tarbiyo walba oo fican hoyo aalaga bartaa qofwal ba sidii lagu awaawiyo aas ahaana plz hablo carurta ku dadaala hana ku haleynina aabo on 😥😥😥😥😥💔

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jeddah?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Jeddah