Daryeel naftaada
Daryeel Naftaada waxa ay kuu haysaa products quality leh oo ka jawaabaya baahiyahaaga.
Wajiga Koowaad ee safarka miisaan dhimista Farhiyo oo aheed 115 KG mudo yar oo kooban ay si sax ah u raacday taladii daryelnaftada aysiisay kadib waxay noqotay 49 KG waxa ubilowmay wajigii labaad sidey jirkeda u si qurxin lahed oo uusan miisan dhan ugu soo labanlahen Hanbalyo Farhiyo
Isbadalka iyo ku dadaalka naftaad waxa ay muhiim u tahay jiritaan kaaga qofeed iyo muuqaal kaaga guud.Daryeel naftaada waxa ay kuula diyaar tahay latalino, dhiirigalin iyo cuno kasaxid fitimiinaad tayo saro leh.Nagala soo xariir WhatsApp :+46793367633WhatsApp och call +252610880344WhatsApp och cal +252610914918 Kasoo dalbohttps://wa.me/message/JTRWMYLLG22KE1Ama
Wajiga Koowaad ee safarka miisaan dhimista Abshir Xasan Cumar oo ahaa 108KG bil kahor, Markaas oo uu yimid xarunteena. Hada bashiir waa 83KG waxa uuna bilaabay wajigii labaad.
Nagala soo xiriir:
https://wa.me/message/JTRWMYLLG22KE1
Ama soo booqo Xarunteena hawl wadaag, Mogadishu - Somalia
31/01/2024
Isbadalka iyo ku dadaalka naftaad waxa ay muhiim u tahay jiritaan kaaga qofeed iyo muuqaal kaaga guud.
Daryeel naftaada waxa ay kuula diyaar tahay latalino, dhiirigalin iyo fitimiinaad tayo saro leh.
Kasoo dalbo
https://wa.me/message/JTRWMYLLG22KE1
Ama soo booqo Xarunteena hawl wadaag, Mogadishu - Somalia
Dawada cadayga ee ugu tayada wanaagsan (Forever Bright Toothgel)
Waan idiin keenay ee kasoo dalbo:
Kasoo dalbo
https://wa.me/message/JTRWMYLLG22KE1
Ama soo booqo Xarunteena hawl wadaag, Mogadishu - Somalia
Daryeel naftaada Daryeel Naftaada waxa ay kuu haysaa products quality leh oo ka jawaabaya baahiyahaaga.
25/01/2024
Forever Fiber isaga yaree xeyrta ku jirta jirkaaga.
Kasoo dalbo
https://wa.me/message/JTRWMYLLG22KE1
Ama soo booqo Xarunteena hawl wadaag, Mogadishu - Somalia
23/01/2024
Kusoo dhawaaw Daryeel naftaada oo idiin keentay alaab tayo sare leh.
Kasoo dalbo
https://wa.me/message/JTRWMYLLG22KE1
Ama soo booqo Xarunteena hawl wadaag, Mogadishu - Somalia
Product-ga Forever life Ultra Waxaa ku badalan kartaa cuntadaada labo waqti oo kamid ah waxaana ku jira fitimiino badan.
Kasoo dalbo
https://wa.me/message/JTRWMYLLG22KE1
Ama soo booqo Xarunteena hawl wadaag, Mogadishu - Somalia
20/01/2024
Marka H**e Waan Idin Salaamay Magacaygu Waa Ayaan Waxan Daganahay Sweden Stockholm.
Intii Aana Kusoo Biirin Isticmalka Produktiga Forever Waxaan Ahaa Qof Aad Udaala Mar Walbana Daalan Ama Caajisa Hadii Aan Socdana Wadnuhu Aad Ugaarmo Ama Aan Jaranjaro Kori Karin Isbadalka Ugu Weyn Ee Naftayda Aan Ka Gaaray Waxa Sabab U Ah C9 Markii Igu H**eysay Aanka Arkaayey Tiktok Ga Coach Mahad Oo Kahadlaaya Qaabka Laisku Caateeyo Markaas Ayaan Goaansaday Inaan Soo Tijaabiyo Hadalka Uu Iisheegayo Inuu Run Yahay Wuxuu kaloo Iisheegay Coach Mahad Inuu Icaawin Doono Ina Dhiiri Galin Doono Intaan Hiigsigeyga Ka Gaaraayo Anigana Maana Aaminsaneyn Inaan C9 Isku Badali Doono Lkn Manta Waaan Aaminay Waana Idin Muuqataa Sawirka Sidaan Ahaa Intii Aana Bilaabin C9 Iyo Markan Guusheydii Gaaray Oo Aan Isbadal Weyn Naftayda Ku Sameeyey Markii Aan Arkay Natiijada Wanaagsan Ee Aan Naftayda Gaaray Waxaan Go,aansaday Inaan Caawiyo Qof Walba Oo Walal Ah Ee Kudhiban Inuu Miisaan Dhimis Sameeyo Inaan Caawiyo Wax Walboo Wanaagsana Walalkaa Waalala Qeybsadaa Marka Waxan Idin Leeyahay Kusoo Dhawaada Gacmo Furan. Wxii Info Dheerad Ah Igala Soo Xiriir FB Ayaaniita Love
Kuna Xirnoow Team Daryeel Nafaada🫶🙏💪
19/01/2024
Magaceyga waa simran nur waxaan daganahay wadanka turki markii h**e waxaan ahaay qof aad u cayilan waxaan ahaa qof aad udaalan aan hadaf lahen misan farabadan saaranyahay 132kilo ayaan ahaay niyad jab 😭laakinse marwalbo waxaan ku hamin jiray sidaan iskaga ridi lahaa misaanka isaran oo aan noqon lahaa qof caato ah laakinse alx wey ii surta kashay oo waxaan helay product Aad ufiican anigana waxaan go,an ku kaaray inaan sidaan ahay iska badalo😍😊xaqiiqdi waxaan helay C9 iyo coach mahad/Daryel naftaada marwalbo igu dhiragaliyo inaa riyadeyda rumeeyo waxaan 5bil ku riday 60 kilo anigo ka helay vitiminat dhamestiran iyo caafimad buuxa iyo misan dhimis badan firfirconi badan fudeed badan Alx riyadeyda ayaa irumowday🤩C9 waaherbal tayadiisu aad usareeso qof walbo oorabo inuu misaankisa rido oo rabo riyadiisa inuu rumeeyo asago caafimad qabo waxaan kula talinaa C9 ayada ayaa riyadiina idin rumesneso alx hadda waxaan ahay 72kilo ilahey kasogow aniga riyadeyda wey irumeesay C9🥰 qofkii rabo inuu wax ka ogaado mise lacaawiyo ku sodhawaada gacma furan waxaa igala soo xariiri kartiin facbook
Asc Simran Nur
Klicka här för att få din sponsrade notering.
Typ
Telefon
Webbplats
Adress
Nyköping
20/08/2024