Beauty By Nature
Asc,Umada Soomaaliyeed meel walbay joogto waxaan ugu bishaaraynaynaa inaanu hayno kareemo ka samaysan dabiici sida (ALOE VERA) ama Af-Soomali DACAR.
Qof walba oo bini,aadam ah wuxuu jecel yahay inuu qurxiyo naftiisa sida maqaarka,timaha, iyo jidhka oo laga qurxiyo gudaha.Iyadoo la isticmaalayo waxyaabo aan jidhka waxba yeelayn ama dhibaataynayn.Waxaynu ka dheregsanahay in weligeed xaga qurxinta aynu u isticmali jirey waxyaabo dabiici ah sida huruuda,qasilka,timirta iwm.Waxaase jirtey geed aad u qiima badan dhilkeenuna hodon ka yahay oo aynan ogeyn faa,iidada uu u leeyahay jidhka qofka.Waana DACARTA.
Klicka här för att få din sponsrade notering.
Telefon
Webbplats
Adress
Stockholm
17448