Ducooyinka iyo adkaaraha

Ducooyinka iyo adkaaraha

Dela

Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Ducooyinka iyo adkaaraha, Hälsa/skönhet, Spänngränd 47 90628, Umeå.

04/08/2026

Allaahu maa yaa Aamiin ilaahayoow inta xanuusan caafi ilaahayoow inta kurbaysan ka korqaad , ilaahayoow inta waalidkood dhintay u naxariiso, ilaahayoow inta muraadka leh mid khayran sii,
Ilaahayoow inta aan awlaad haysan ku irsaaq awlaad caafimaad qabta,ilaahayoow inta awlaada haysatana kuwa baari ah uga dhig .

Aamiin soo qor si aad u hesho ajarka

04/08/2026

Salaada ma kugu adag tahay hada bilow oo akhri

03/08/2026

Akhri Habeen iyo maalin adkaartan

31/07/2026

Saliga nebiga ku dadaala walaahi inshlh wax badan ayaa ka faaiidi?

30/07/2026

Murugo ma ku haysaa ma ku haysaa cabsi ma dareemi xanuun akhri subax kasta alle waa kugu caafin inshlh

26/07/2026

Subax kasta adoon guriga ka bixin akhri ?

24/07/2026

Waa jimce oo Dad ayan qori karin saliga nebiga scw balse adiga wad nooshahy wad awoodaa saliga nebiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw

23/07/2026

Haweenay 8 sano oo ay ahayd mid aan noolayn ,dhimana loo haystey qof waalan laakiin la sixray ayaa laba aayadood oo lagu akhriyey alle ku caafiyey mar dhow idinla wadaagi inshlh

21/07/2026

Adkaartan akhri hadaad murugoonayso inshlh eebe waa kugu caafimaadin

17/07/2026

Guriga ha ka bixin adigoon subaxii Akhrin adkaartan walaahi Culays badan baa kaa degi inshlh

Vill du placera din affär längst upp i Skönhetssalong-listan i Umeå?
Klicka här för att få din sponsrade notering.

Telefon

Webbplats

Adress


Spänngränd 47 90628
Umeå
90629