hon iidle Yarre Ali

hon iidle Yarre Ali

Share

Habaar qabe ma guuleysto!💪🫡

Qofkii dulmi, xumaan iyo xaq-darro ku dhaqma ma heli karo guul waarta.

Waxaa laga yaabaa inuu muddo kooban wax ku gaaro, balse guusha dhabta ahi waxay raacdaa qofka ku socda waddada xaqa, ❣️🇸🇴

01/09/2026

Godinlabe Galgaduud somalia ayaa idinka soo salaamaa Sxpyaal.

20/08/2026

Follow soo dhaha zxpayaal???

14/08/2026

Chumco Mubarak qaraabo"
Iidle Yarre Ali Mohamed

28/07/2026

Wakiilka Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda-TIIR Iidle Yarre Ali Mohamed ayaa loo magacabay Mudane hon iidle Yarre Ali

Magacaabis

Waxaa mudane Iidle yare Ali Mohamed loo magacaabay wakiilka Degaanka Cadakibir ee Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda Tiir

23/07/2026

Degmada baxdo iyo u diyaar garowga sodhaweynta musharax hogaamiyaha dowladda gobeoleeda galmudug Libaan Ahmed Hassan wafdi uu hogaaminaayo oo kusoo wajahan manta Dagmada Baxdo'
Follow soo dhaha Page Iidle Yarre Ali Mohamed

15/07/2026

Hugaamiye Farah Dirie Warsame

13/07/2026

"Ninkii shalay Gacmaha Kaaga Jaray Gaadmo iyo duudsi.

soo inuu Guntiga kuu xiraa Geeri kale maaha.

Soo inuu Gargaar kuu fidshaa Gaalan Culus maaha.

Soo inuu qalbiga Kaagubo kuuma Garab Joogo qosol inaad u Gabangaabsataa soo Gunimo maaha."
Iidle Yarre Ali Mohamed

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Adado?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Adado

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00