tem omar Sheikh Abdi Shafana

tem omar Sheikh Abdi Shafana

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from tem omar Sheikh Abdi Shafana, Health/Beauty, Baraawe Yare.

29/03/2025

‎عيد مبارك
‎تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Waxaan munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ummada Islaamka iyo shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan. waxaan Alle ka rajeynayaa in uu ciida iyo soonka Acmaashi aan soo gudanay waajibaadkeeda rabbi hayna siiyo sanad kan kiisa kale rabbi ha inagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo caafimaad
Omar Sheikh Abdi Shafana

07/03/2025

Gudomiye kaliya shidan karo degmada baraawe mudane Omar Sheikh Abdi Shafana Halyeyga baraawe guuleeyso libax taariikhda kuxusi doonta markale wan kusugeeynaa Gudomiye

Photos from Hon; Omar sheikh Abdi Shafana's post 07/03/2025
19/12/2024

Sanad Guuro Wacan Mudane Madaxweyne H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen Sanadkaan Sanadkiisa Caafimaad iyo Reen Reen alle ha nugu Gaarsiiyo

26/11/2024

Hadaan been lisku sheegin halyeel lama wada ahaado hugaan baa lisku dhaafee masuul aan hagar laheen maamul kiisana looga harey dadkiisana uheegan gudomiye Omar Sheikh Abdi Shafana guuleeyso libax tariikh kuxusi doono gudomiye

23/11/2024

Ex Gudomiye Omar Sheikh Abdi Shafana guuleeyso libax halganka wuu socon doonaa mar walbo waxaad aheed shaqsiga kaliya utaaganaa haween iyo malin inuu ushaqeeyo shacabkiisa tani waxey muujinaysaa sida Shacabkiisa ula dhaqmi jirey eeyna usim naayeey bulshada kudhaqan degmada barawe tariikh kuxusi doono

22/11/2024

Guul iyo gobonimo

22/11/2024

Gudomiye Omar Sheikh Abdi Shafana guuleeyso libax

Category

Website

Address


Baraawe Yare

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when tem omar Sheikh Abdi Shafana posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Baraawe Yare.