Is Bedel Doonka kgs
Is Bedel Doonka Badbadada Kgs🇦🇿🫡
Hello baydhabo 👁️👁️
23/03/2026
Beydhabo ayaa noo ballan ah 👁️👁️
Koonfur Galbeed iyo Birri 👀
Dalxoreye
13/03/2026
Taliyaha Birta ah Ee Abdirahman Nishow iyo qeyb ka mid ciidanka Xaq u diririka .
Guusha ma foga.
12/03/2026
DEG DEG”Degmada Xudur waxa ka taagan kala qaybsanaan ku saabsan dastuurkii ay ansixiyeen labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hormuud ka ahaa gudoomiye Sheekh Aadan.
Bulshada iyo maamulka degmada ayaa u kala safan taageerada Guddoomiyaha barlamaanka Sheekh Aadan Oo kaso jeeda degmada hudur iyo garab kale oo taageersan Madaxweynaha kgs Laftagareen oo diidan in la taageero dastuurkii dalka meesha uu laftegareen diidanyahay in dastuurka lagu taagero waa degmada hudur oo kaso jeedo gudoomiye sheekh Aadan Oo Juhdi geliyey dhameystirka dastuurka
Xaaladda siyaasadeed ee Xudur ayaa kacsan, waxaana la filayaa in berri si cad loo arko cidda awoodda iyo taageerada badan ku leh degmada hudur taas oo go’aamin karta jihada ay degmada u qaadi doonto arrintan siyaasadeed.
Xudur Iyo Bari 🤚👁️
Janaay
19/10/2022
Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Dowladda Koonfur Galbeed Maxamed Cabdiraxiin Nuur iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Ceel-berde ee Gobolka Bakool.
Wafdiga Wasiirka waxaa garoonka diyaaradaha kuso dhoweyey Gudoomiyaha Degmada iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Ceel-berde.
Wasiirka Maxamed Cabdiraxiin ayaa safarkiisa ku qotoma ukuuragelida Xaalada Waxbarasho ee Degmada iyo Baahiyaha haysa Bahda Waxbarashada si Wasaaradda wax uga qabato.
USAMA ADAN
Category
Website
Address
Baydhabo
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Is Bedel Doonka kgs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.