Xili Jano Amal mohmed
ku soo dhawaw gacma furn
28/01/2025
Gabdhaha badankooda, markii ay marxaladda dugsiga ku jiraan, xijaab wanagsan oo asturan ayay xirtaan, halka markii ay jaamacadda bilaabaan, ay marba marka ka dambeysa ka sii tagaan xijaabkii saxda ahaa. Maxaa ku dhacay? Sow lama rabin in maadaama ay waxbarasho wadaan, uu cilmiga asturnaan iyo xishood ku kordhiyo?
Halka qaarkood maalinta qalin-jabintooda ay aad isku qaawiyaan, qoortana soo baneystaan, dhar jirkooda si weyn u sawirayana soo xirteen. Aaway cilmigii ay soo barteen? Runtii aad baan uga xumahay arrintaas.
Waxaan bogaadin iyo hambalyo u dirayaa gabar walba oo is asturta xilliga jaamacadda iyo xilliga qalin-jabinta iyo marwaliba. ๐ซถ๐ฅฐ
27/05/2024
Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?
Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?
Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?
Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh
Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata
Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa
Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .
Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?
Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa
Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala
Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?
Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ุ ุณุฌูู"Sijiin
Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah
{ ุงูููููู ุงูููุฐูู ุฎููููู ุณูุจูุนู ุณูู
ูุงููุงุชู ููู
ููู ุงููุฃูุฑูุถู ู
ูุซูููููููู }:
Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.
Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo
ุนู ุงุจู ู
ุณุนูุฏ ูุงู : " ุงููุฌููููุฉู ููู ุงูุณููู
ูุงุก
ุงูุณููุงุจูุนูุฉู ุงููุนูููููุงุ ููุงููููุงุฑู ููู ุงููุฃูุฑูุถู ุงูุณููุงุจูุนูุฉู ุงูุณููููููู"
"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan
" ุฅูููู ููุชูุงุจู ุงููุฃูุจูุฑูุงุฑู ููููู ุนูููููููููู) ุงูู
ุทูููู" ุ ุฅูููู ููุชูุงุจู ุงููููุฌููุงุฑู ููููู ุณูุฌููููู" ุงูู
ุทูููู"
Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.?
Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanad
26/05/2024
Akhlaaqda wanaagsani waa asbaabta Jannadda lagu galo.๐ค๐ฟ๐ฅน
Abuu Hureyra A.K R. wuxuu yiri waxaa la waydiiyay Nabig S.C.W waa maxay waxa ugu badan ee jannadda lagu galo wuxuu ku jawaabay waa Akhlaaqda wanaagsan.๐ค๐โ๐ป๐ฟ
waxaa kaloo ka waydiiyay waa maxay waxa ugu badan oo naarta lagu galo wuxuu yiri waa carabka iyo farjga oo aan xumaha laga dhowrin?โ๐ฝ๐ฅน๐ค
26/05/2024
7 sifo uu Allah kugu jeclaanayo๐ฅนโ๐ป๐ค
1. ixsaan inaa samayo ุงู ุงููู ูุญุจ ุงูู
ุญุณููู. ๐ค๐ฟ
2. sifada labaad uu Allah kugu jeclaanayo waa towbah ุงู ุงููู ูุญุจ ุงูุชูุงุจูู ๐คโ๐ป๐ฅบ
3. sifada sadaxaad waa dahaarada ุงู ุงููู ูุญุจ ุงูู
ุชุทูุฑูู๐ค๐ฟ
4. sifada afaraad uu Allah kugu jeclaanayo waa Allah oo kacabsato ุงู ุงููู ูุญุจ ุงูู
ุชููู . ๐ค๐ฟ
5. Sifada shanaad uu Allah kugu jeclaanayo waa sabarka
ุงู ุงููู ูุญุจ ุตุงุจุฑูู . ๐ค๐ฅบโ๐ป
6. Sifada lixaad uu Allah kugu jeclaanayo waa cadaalad ุงู ุงููู ูุญุจ ุงูู
ูุณุทูู .๐ค๐ฟ
7. sifada toddobaad uu Allah kugu jeclaanayo waa tawakalka ุงู ุงููู ูุญุจ ุงูู
ุชููููู inaa Allah talo saaratoโ๐ป๐ค
11/05/2024
Adkaarta aroortii iyo kuwa galabtii la akhriyaa waa gaashan aynnu isaga dhigaynno shaydaanka iyo sharkiisa.
๐Intii aad ka gaadho carrabka mari.
โขโโโฟโโโข โขโโโฟโโโข โขโโโฟโโโข
๐๐ฟ๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ผ ๐๐๐๐ฏ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ฎ๐
๐ถ๐ถ๐ฏ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐น.๐๐ฟ
๐ด๐๐ผ๐ ๐๐๐๐ก โ๐ฆ๐ค๐๐๐๐ ๐ชโ๏ธโค๏ธ๐น
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Sh Ali Jwhr
Borama
2526