Oriana Salon & Spa
Oriana Beauty Salon Is Located In Borama, Somaliland. Welcome To Oriana Salon and Spa
Oriana Salon Offers You a Delightful Service Of MakeUp, SteamRoom, MassageRoom, facialClean, And Professional Hair Styles.
Scww Dhamaantiin meelkastood joogtaan.
Waxaan idiin hayaaa saloonkaa waa iib qofkii u baahan qalabka maca decorationka sidaa uu yahaa lagu wareejinayaa ama qofkii raba inuu sidaa ku kiraysto meeshoo isku dhan labada choice ba way jiraan.
Qiimaha iyo wixii information dheeraad ah waad ila soo xidhiidhi kartaan Messengerka fariin iigu reeb ama kala xidhiidh numberkaa 0633270455 .
Mahadsanidiin.
16/05/2020
Ramadan kareem 🌙
Waxan idinku bishaaraynayna inan 2 days ramadan u dambeya aad helaysan henna iyo dabitan benanka lagu raacinayo oo nooc walba ah oo iyo adeegyo badan ood heshan qiimo idin raali galiya so dhawaada dhamantiin 💛
Contact: 0633270455/ 0634455827
08/05/2020
Ramadan kareem Hablahayagii
Kusoo dhawaada cabaaydihii ciida oo la idiinka keenay Emaaratka intan aan sawirkooda idinla wadaagay iyo qaar kalaba.
Waxaad ka helaysaan oon idinku furi doona caawa 08/May 08:00pm insha allah
Qiimaha iyo wixii information ah kala xidhiidh
0633270455
0634455827
Mahadsanidiin.
18/01/2020
Our New Wedding Collection Has arrived, all designs available for you.
Contact 063-4455827 /063-3270455
New arrived Oriana Salon & Spa wedding collection, enjoy our dresses for bride Available always has arrived with New styles.
Contact 063-4455827 / 063-3270455
Hair designs ☀️✨
•••••••BISHAARO••••••
Waxan idinku bisharaynayna 3days Sannadka ugu dambeeya inan idin samaynayno qiimo Dhimis 50% wax walba sida:
Makeup
Hair treatment & Hair design
Waxing
Facial cleaning
Special offer for the brides 😉
You’re all welcome
Oriana salon and spa
Where style passion are born ☀️✨
Our beautiful customer ☀️✨
24/11/2019
We love to see you relaxed at Oriana Salon & Spa. Experience our Steam room and body therapy.
Get your Appointment Now.
Contact 063-4455827 / 063-3270455
19/11/2019
Get your massage session Now! at Oriana Salon & Spa
Contact 063-4455827 / 063-3270455
06/11/2019
Ku So Dhawada Oriana Salon & Spa, Halkay Quruxdu Iyo Tayadu Taalo. Fahfahin Nala So Xirir
063-4455827 / 063-3270455
Welcome To Oriana Salon & Spa, Where Beauty And Perfection Come Together. For Details Contact
063-4455827 / 063-3270455
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Bile Road. Xalane Area Next To Goljano Fuel Station
Borama
11159
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 21:00 |
| Tuesday | 09:00 - 21:00 |
| Wednesday | 09:00 - 21:00 |
| Thursday | 09:00 - 21:00 |
| Friday | 15:00 - 21:00 |
| Saturday | 09:00 - 21:00 |
| Sunday | 09:00 - 21:00 |