xamse xasan dugsiiye

xamse xasan dugsiiye

Share

Socialist

16/09/2023

Wajaale magaalo ganacsiyeedkii soomaliyeed
Allha uga booga dhayo intii ganacsigoodu caawa ku shuf beelay dabkii ka kacay suuqa wajaale
Inta aanu gaadhina allha uga badbaadiyo
Run ahaantii waxa uu ahaa suuq dad badani ku xidhan yihiin dadkana ilahay cawil khayr qaba ha ugu bedelo

09/09/2023

QAYBTA 1AAD
XISAABO ISDIIDAN

. Aduunyadu waa xujee.
• Maxaa xiliyo isbadalay.
• Maxay xaaladaha wakhtigu.
• Xusuus kugu reebayaan.
• Maxaa xiqdi soo if-baxay.
• Xumaan soo daahirtoo.
• Samaantu xabaalantahay.
• Maxuu xeerkii burburay.
• Sharcigu xayndaabanyahay.
• Xaagaani af-duubantahay.
• Muxuu caqligii xar galay.
• Xagaasatay garashadii.
• Xoogiyo muruq aawanyahay.
• Muxuu xawawaray shacbigu.
• Xaraamoow jaahwareeray.
• Xumbiyo daad uu la tagay.
• Maxaa kala xidhay bulshada.
• Xayn-xaynta u qaybiyoo.
• Xuduudaha kala dhexdhigay.
• Maxuu taladiyo xilkii.
• Xiligu nin angayin badoo.
• Xeel-dheeriyo geesigii.
• Ummadda u xidigin lahaa.
• Wakhtigu xusul duubayaa.
• Muxuu xeerkiyo sharciga.
• Mid aan xirfaddiisa baran.
• Gadhkiyo xak**aha qabtoo.
• Xaymanka isku sudhay dadkii.
• Markii xaajo laga gudbaba.
• Xujooyin kalaa furtoo.
• Kolaytaba xaal adduun.
• Xasarad waa k**a gudbaan.
• Hayeeshee talo xumaa.
• Dadkeena xaggaa dhigtee.

BY : Xamse X. Dugsiiye

02/08/2023

Haka maqnaan habeen dambe iyo rays hotel
Ciwaanka khudbada : Gobolka awdal maxa uga qorshaysan doorashada ururada
Pro: axmed ismaciil samater

xamse xasan dugsiiye 24/10/2022

Hayaan

xamse xasan dugsiiye Socialist

23/10/2022

At the beginning

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Borama Awdal
Borama
4617742