Ismaaciiil maxamed axmed herbal center

Ismaaciiil maxamed axmed herbal center

Share

this page to sell products very person better than cure

06/10/2023

Fursadaas ka faa'ideeso
Tv32"+Rajo cable+60 maalin free ah
Qiimaha lagu rabo waa 56$
0612350247
0619548166

19/06/2021

☑Waa maxay buro biyood( ovarian cyst)
Buro biyoodku waa qeeb yar oo bararta kuna aruuraan biyo oo ka sameysanta ugxanta.
Waa xaalad aad u badan sameysantana xiliga wareega caadada.

☑Nooc buro biyoodka
Buro biyoodka waxaa ugu caansan laba nooc
1) Burada ugxanta xirta oo loo yaqaano ( FOLLICULAR CYSTS ) waxa ay dhacadaa buradaan marka ay ugxanta ukunta ay sameysay kuna soo deyn weydo tubooyinka si ay u bacrimto ama dhiig caado looga bedelo markaa ukunta qaangaartay ee aan la soo deyn ayaa isku badaleysa buro biyood.
2) Burada dahaarka ee loo yaqaano
( CORPUS LUTEUM CYSTS ) marka ay ugxanta ukun qaangaaratay ay soo saarto ka dibna ay ku soo deyso tubooyinka si ay falgal u sameyso meesha ugxanta ukunta ka soo deyso waxaa ku hara xuubkii dahaarayay ukunta ka dibna marka ukunta lagu soo daayo tubooyinka waa uu shuuqaa dahaarka si uu usoo diyaariyo ukun kale lkn hadii uu shuuqi waayo waxaa gala biyo waxa uu noqdaa buro ka dibna caadada waa ay weysaa gabadha.
: waxaa kaloo jira kuwo aan aad u badneen oo ay kenaan xanuuno kale sida unugyada minka oo ku abuurma ugxanta

☑Maxaa keena buro biyoodka?
Waxaa keena buro biyoodka
1) cilado ku yimaada hormoonada dhalmada
2) Caabuq ku yimaada minka
3) infection-ka galmada ku faafa

☑Calaamadaha lagu garto buro biyoodka
Buro biyood sida badan calamaado sooma saarto lkn hadii ay aad u bararto oo xaalad qatar ah ay gaarto waxaa lagu garan karaa
1) calool xanuun
2) kaf xanuun
3) dhabar xanuun
4) xanuun xiliga isku taga lamaanaha
5) xanuun xiliga caadada
6) xili aan caado jirin dhiig ay xubinta ka yimaado
7) kaadida oo soo noqnoqota

☑Sidee loo daaweyaa buro biyoodka ?
Waxaa loo daaweyaa buro biyoodka qabab fudud.

Tasoo ah bila qalin la an.

Wixii fah fahin ah kala so xiriir WhatsApp

https://wa.me/+252612350247

Share garey walahada kale si ay ugu fa ideystan

Mahasanid

wa.me

06/04/2021

Marketing sell products that you want tobe really

Photos from Ismaaciiil maxamed axmed herbal center's post 06/04/2021

Ma doonaysaa in aad miisaankaada dhinto waxaan kuu haynaa daawo dabiici ah oo Ku haboon

Contact us 682380598 ama what's up

Category

Telephone

Website

Address


Baar Ubax
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismaaciiil maxamed axmed herbal center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Bosaso.