Xaqiiqada Nolosha
Hanashada dadka iyo kasbashada quluubtu waa dahab markaad qalbi daacad leedahay๐๐
18/04/2026
fikirkaaga?
09/09/2025
Noloshu waa cajiib!.๐
โMaalinba qofbaa murugsan
Halka mid kale faraxsan yahay silsilada noloshu waxay dhamaataa markaad Adduunka aad ka tagto ee u samir wareega Nolosha iyo waqtiyadda is dabo maraayo
โRabbi ha u naxariisto qof waliboo muslim ah oo inaga hooseeya darajadiisa jano meesha ugu saraysa ha ka dhigo aamiin, illaahayna ha caafiyo kuweena xanuusan
โูุง ุชุญุฒู ุงู ุงููู ู
ุนูุง
โAlleh wuxuu ogyahay waxaynu ogayn
๐Ku celceli
[ููุงุญููููู ูููุง ูููููุฉู ุฅููููุง ุจูุงูููููู]
๐ฆWaayo waxy dajisaa qalbiga, waxyna wanaajisaa xaalada, waxyna qaadaa culeesyada, waxyna raali galisaa Allah๏ทป๐ค๐ฟ
23/02/2025
"Maalin ayuu nabigu sallalahu calayhi wasallam soo hadal qaaday salaadda markaas ayuu yiri qofkii salaada ilaaliya maalinta qiyaame waxay u noqotaa iftiin , xuho iyo badbaado qofkii aan ilaalinna ma helo iftiin, xujo iyo badbaado midna, maalinta qiyaamaha wuxuu la-jirkooda noqdaa qaaruun, fircoon, haamaan iyo ubay ibnu khalaf"
Xadiith saxiix ah๐ท
22/12/2024
Nebigu โช๏ทบโซ waxa uu yidhi: Jannadu waxa ay leedahay albaab la yidhaahdo Wabxiye (ar-Rayyaan) oo maalinta qiyaame ay Jannada ka galayaan kuwii soomi jiray, cid aan iyaga ahayna gali mayso; waxaa la odhanayaa meeye kuwii soomi jiray, markaas ayaa ay istaagayaan marka ay galaanna waa la xidhayaa oo cid kale gali mayso.
โฅSii faafi Xadiiska, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
๐๐ข๐๐๐ ๐ฑ๐๐๐ฌ๐ค๐๐๐ ๐ ๐ฎ๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ฑ๐ข๐ง ๐ค๐๐ซ๐ญ๐๐? โค๏ธ๐
1. Weydii mar walba maalinkeeda siduu ahaa, miyey faraxsaneyd miyey xanuunsaneyd?
2. La sheekeyso mar walba.
3. Waqtigaaga qeyb kasii mar walba.
4. Ra'yigeeda ixtiraamihaay.
5. Sawiro selfi ah usoo dir intaa ka maqantahay.
6. Uga sheekee noloshaad.
7. U sheeg mar walba in ay qurux badantahay.
8. Marka ay kula hadleyso usoo jeeso oo tix geli waxay kuu sheegeyso oo mobilka ama labtopka iska dabool.
9. Ayadoonan fileynin soo wac maalintii oo hadal mcn ku dheh.
10. Haddaa wax ka balan qaaddo oofi balantaada.
11. Isla weynidaada dhinac iska dhig, ee marwalba laabta geli saaxkaaga.
12. Kadis kaga dhig hadiyad aysan hilmaami doonin.
13. Si fiican u dhageyso oo aamus marka ay xanaaqsantahay.
14. Haku qeylinin.
15. Noqo mid daacad u ah.
16. Haku qeylinin ama haku canaananin dadka hortooda.
17. Haka qarinin sirtaada.
18. Hala barbar dhigin gabar kale ee marwalba ka dhig mid dareenta in ay gabdhaha kale wax dheertahay.
19. Ha dhibaateynin oo noqo mid naxariis badan.
20. Yeysan noqonin mid kaa cabsoota, ee ka dhig mid markey wax ka cabsooto aktaada ka hesha naxariis.
21. Raganimada ma ahan in ay kaa cabsooto xaaskaada, raganimada waa in ay kuusoo hoyato marka ay wax ka cabsooto.
22. Ula dhaqan xaaskaaga sida gabadhaada oo kale oo haku adadkaanin, ula dhaqan sida hooyadaa oo kale oo sharafteeda meel ha uga dhicin, ula dhaqan sida in ay tahay qalbigaaga si aa uga ilaaliso wixii dhibaya iyo wixii xanuunjinaya.
23. Dumarka waa sida ubaxa oo kale, haddaa si naxariis leh u waraabiso waa ay sii qurux badnaadaan, haddaa dayacdana wey dharaan(ubaxa wuu dharay sow ma maqlin) micnaha waxey noqdaan sida ubax dharay oo ku dhaw inuu dhinto.
Naftaydaay qofna hais barbardhigin maxa yeelay mugdiga iyo iftiinka isku mid marna manoqon karan,yeeyga iyo dacawada isku mid manoqonkaran,bada iyo wabigana isku mid manoqonkaran!Majiro qof adiga kuula mid ah waxad tahay sidii dayaxi ookale,sida buurti oo kale, sidii libaaxi oo kale,majiro qof leh adiga dabeecadada oo kale,majiro qof leh adiga dhaqankaga oo kale mana jiro qof leh adiga awoodada oo kale!Waxad tahay qofka kaliye ee haysta wax kasto uuโ ubahan yahay,qofna uma baahnid oo aan rabiga ahayn.
Telegram|
28/11/2024
โQofku haddii aanu ka soo qaybgelin goobaha aqoonta, oo aanu dhegaysan khudbadaha, oo aanu u fiirsan waxa laga soo gudbiyo dadka aqoonta u leh; Waxaa badata dayacadiisa, lagana yaabo inuu qalbigiisu adkaado ama daboolmo oo uu ka mid noqdo kuwa halmaansan. โน๏ธ๐ค
W/Q: Najiib
26/11/2024
Qofki la yimaadda hal xasano(camal wanaagsan) wuxuu leeyahay toban laabkeed.๐ฟ๐ฟalle hana wafajiyo๐ค
25/11/2024
Noqo qof marka ay dadka arkaan ay dhahaaan aduunka weli qeyr k**a dhamaan. Ha rajo dhigin maxaa yeelay rajadu waa waxa kaliya ee nafta lagu sasabi karo iyo waxa kaliya ee sabab u noqon karta inaad guuleysati๐ฏ๐ฉถ
Category
Website
Address
Burco