Kori maanka
styles and cosmetics
soodhawada walalayal numberkana igala so xiriraysan call iyo whatsapp 0904593999@Gaalkacyo_puntland # # # # #
Dadka iyagoo xubnahoodii ilahay siiyay tuko laga wayay walee aakhiro iyo aduun inaysan guul iyo nasiino helayn
xubnahaas lagu siiyay walagu waydiinayaa waxa kuqabatay
Dab damis sidaas utababaran aya wadankeenu ubaahanyahay
Waxkaste dag-dag ayay kuqabanayaan
Asxaabta fiidyow kaste waadawanesaan waa iska baxeysaan fadlan iyo saara asxaabta kalana u gareeya intaas dhib miyay idinku tahay
Waa idin jeclahay ❤❤
Cayilka badan mafiicna asxabta 😂😂😂
30/09/2022
28/09/2022
Ha Isticmaalin Bayturaafka Hadii Aad Ku Sugan Tahay Shantan Xaalad
1. Ha isticmaalin Beyturaafka marka kilyuhu ku xanuunayaan
2. Ha isticmaalin Bayturaafka marka xasaasiyadu kugu kacsan tahay
3. Ha Isticmaalin Bayturaafka marka lafuhu aad kuu xanunayaan ama riixu kugu kacsan yahay
4. Ha isticmaalin Bayturaafka hadii aad leedahay gaas iyo dibiryo zaaid ah
5. Hala yaabin hadii midabka kaadidaadu iyo midabka saxaradadu isbedelaan. Bayturaafka ayaa kaadida iyo saxaraha midabkooda badali kara
Qodobkan Madama Aadka Kuu Anfacay Astaanta ♥️ Ku Sagooti Qormada. Mahadsanid
Q/ DrWaahin Sabriye
الكون مذكر... والجنة مؤنثة
25/09/2022
Waxa rabna ina waxka sheegno cunnoyinka kahortaga ama dadku ay isticmali karaan xiliga dhiigoodu yaraado.
1. TIMIRTA:- timirta waxa kabuuxa iron, calcium, iyo potassium
2.LIVER( BEERKA XOOLAHA):- beerka saa wada ognahay waa dhiig fadhiya waxa kabuuxa madada layiraahdo Iron.
3. BAYTARUUF/BAYTARAAF:- waa geed kalarkiisu gaduud yahay oo u eg dhiiiga wuxuu aad ugu fiicanyahay dhiig yarida.
4. Liinta wawayn ( liin babeelo):- sidoo kale liintu waxay kamid tahay waxyaalaha dhiiga kirdhiya
5. Sabiibka:- wuxuu ufiicanyahay fahmada iyo dhiig yarida, subaxdi 3 ama 5 xabo kacun hadaa helayso.
6. Cinabka:- cinabku waa geed baxa, waacuni karta ama waashiidankarta cabitaan ahaan aya loo cabaa, wuxuuna ufiicanyahay dhiiga iyo lafaha.
7. Iyo dhaman qudaarta dalkeena way fiicanyihiin.
Naftaada daryeel,
Lasoco miisaankaga
Lasoco dhiigaaga
Lasoco nafaqadaada iyo waxkasto jirkaaga kabaxay ama soo galay
Qore/ Ayaan ( KORI MAANKA)👍
and waadhankiina asxaabta qiimaha leh..
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Website
Address
Garsoor District
Mogadishu
GAALKACYO
02/10/2022