Tawakal Fc
isku duubnidu waxa ay keentaa guul
12/08/2026
Kooxda Tawakal ayaa shalay kulan saaxiibtimo la ciyaartay dhigeeda Nawaawi f.c waxay natiijada ku dhamaatay barbardhac 1 iyo 1 ag
12/08/2026
kooxda Tawakal ayaa shalay kulan saaxiibtinimo la ciyaartay dhigeeda Nawaawe f.c natiijada ayaa ku suu dhamaatay barbaro 1 iyo 1
01/08/2026
📸Shalay galab waxaa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Tartanka AUN Salaad Cup ee ka socday Degsiimada Tawakal, kaas oo ay ku tartamayeen 6 kooxood oo ka dhisan degsiimada.
kooxda midnimo ayaa ku guuleysatay tartanka, kadib bandhig wanaagsan oo ay soo bandhigtay intii uu tartanku socday.
31/07/2026
kulanka galabta ee Final ka koobka waxaa fooda is dari doona labada kooxa ee kala ah
Midnimo vs City stars waa kulan xiiso leh saadali oo ku guulayso 2$ dollar sharaduu waa inaad pajka like saartid fallow dhehdid iyo sheer nasiib wacan
29/07/2026
kulanka galabta AUN salaad cup waxaa fooda isdari doona labada kooxood ee kala ah
Midnimo vs wardhiigley. saadali fadlan kulanka xisiaha badan dawasho wacan
28/07/2026
kulanka galabta ee koobka AUN SALAAD CUP waxaa fooda isdaraya labada koox ee kala ah
City stars vs Falcon waa semi final fadlan sadali sidaa kulanka
26/07/2026
kulanka galabta waa ka adag yahay kulamadii h**e
wardheegley vs heegan united. saadali kulankaan oo ku guulayso lacag
25/07/2026
kulanka galabta ee koobka AUN SALAAD CUP waxaa fooda isdaraya labada kooxood ee kala ah City star vs midnimo waxana kala wata labada kabtan ee AK and A.siciid waa kulan xiiso badan dawashaduna waa lacag lahaa
saadaali cidna guusha raacaysa
23/07/2026
kulanka galabta ee koobka AUN salaad c/nuur cup waxaa fooda isdaraya labada kooxoo ee kala ah
FALCON VS WARDHIIGLEY waxaana kala wata labada kabtan ee Cumar shuceyb vs sadiiq
saadaalin kulana cid guusha raacaysoo oo hel lacag
22/07/2026
kulinkii galabta ee koobka AUN salaad c/nuur cup ee ka socday deeganka tawakal wuxu ku soo idlaaday bar bardhac 1 , 1 ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mudug
Gaalkacyo