Asli Beauty Care ABC
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Asli Beauty Care ABC, Hair salon, New-Rays, Garoowe.
24/05/2019
Makeup...makeup....makeup💄👛💅
Carwada Asli Beauty Care ee garowe ugu soo hagaag makeupki ugu danbeeyay dunida.
Wixii faahfaahina kala xiriir 0906222555 ama 0661888000 hadii kale inboxka fariin inoogu reeb.
Mahadsanidin.💖
24/05/2019
Carwda Asli Beauty Care waxay idiin keentay boorsooyinki gacanta iyo sheeladahoodi oo is wata oo mdb kasta leh iyo waliba qiimo ku raali galinaya.
Soo dhawaada gabdhaheena.
16/05/2019
Bishaaro....bishaaro....bishaaro!
Carwada Asli Beauty Care waxay kuugu bishaareynaysaa in ay keentay adeegi Ciidul Fitriga iyo qiimo ku raaligelinaya.
, ka hel Makeupkii ugu danbeeyay💄👝, kareemo dabiiciya, barfuumo iyo cattaradi raga iyo dumarka.
Kusoo dhawoow ABC iyo qiimo ku raali galinaya💟
Carwada Asli Beauty Care waxay ku taalaa wadada roorshe, kasoo horjeedka horyaal jet.
Wixii faahfaahina kala xiriir 6222555 ama 0661888000.
30/12/2018
Waa Gel Kaa Sameesan Daacar 92% Wajigana fa’iidoyin Badan u leh.
1.Waxa ka Biinaysa Finaanka
2.Waxa kaa yareenaya Salida Badan
3.Waxa Uu Wajiga Ku sameenaya Nafaqo Dabiici Ah Oo Qoyan iyo Dhalaal.
4.Waxa ka saraya waxi Wasakha
5.Waxa ka dhigaya Naacim (smooth)
Macmiil Nagala soo xiriir:-
Tell 6222555 ,066188800.
Locaton: garowe. Wadada roorshe.
28/12/2018
Waxaad ka helaysaa Asli Beauy Care xarunteeda magaalada garowe dhamaan mkeupki o dhameystiran, kareemadi dabiiciga ahaa ee jarayay haaraha wjiana nafaada siinayay. Kusoo dhawoow gacmo furan.
Warbixin kooban oo ka hadlaysa Asli Beauty Care (ABC).
11/06/2018
Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!
waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa Fitriga awgeed in ay u samaysay qiima dhimis dhan 20%.
ABC, ka hel Make-Up-kii ugu dambeeyay,kareemo dabiici ah, Perfumes iyo cattaro leh rag iyo dumar,
Mahadsanidin.
29/08/2017
waxay kuu samaysay -dhimis baaxad leh oo lagu talagaly malmha Barakaysan ee ka dhiman adxaa oo ka bilabanya 29/8/017 ilaa iyo ciida. ka faaiidaysi wacan. Sido kale waxa idinku war galinynaa inu yimid dhamaan adegi ciida logu talo galy wixii faahfaahin ah ugu soo hagaag. Islaan maxamed Road ( Roorshe) kaso horjeedka Tea Tree kala soo xiriira 0907729584/090800408 ama 0661888000 ama WhatsApp Number +252907729584
12/08/2017
Hambalyo.
Asli Beauty Care(ABC) waxay ugu hambalyeynaysaa macaamiisheeda sharafta leh in adeeg cusub yimid sidoo kalena aysoo kordhisay (free delivery) oo ah in ay kuugu keenayso goobkasta aad kaga sugantahay Puntland si lacag la'aan ah.
Macaamiishayada ku sugan dhamaan gobolada ee dalka waxaa laga qaadayaa khidmad aad u yar.
Wixii faahfaahina kala xiriir 0907729584 ama 0661888000 iyo whatsup nambar +252907729584.
MAHADSANIDIIN
06/08/2017
Bishaaro! Bishaaro! Bishaaro!
Asli Beauty Care waxay idiinku bishaaraynaysaa in ay furayso (Classes) lagu barto sida loo marsado -up ka waxayna idiin diyaarisay macamida dheeraada u leh.
gelintu way socotaa. yar ayaa hartay.
wixii faahfaahin kala soo xiriira 0907729584/090800408 ama 0661888000 ama WhatsApp Number +252907729584
18/07/2017
Foundation shirkadaha ugu qalisan oo mid walba leh
18/07/2017
Asli beauty waxaad ka helysaa lipstick shirkda ugu caansan oo mid walba leh kala xirir qeybta garoowe
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
New-Rays
Garoowe
251