Bukaan Bile Derma & Clinic Center
Xarunta daaweenta maqaarka, timaha iyo cidiyaha! Dhakhtarka maqaarka
Erayga Adeer Maxay Ragu uga xanaaqaan mise Waxbaa ku duugan😄
Sababtu malaha waa bidaarta😄
Bukaanbile waa Xarunta daryeelka maqaarka” timaha”cidiyaha Sidoo kle waxey bixisaa adeegyada isqurxinta waxeyna maalinta khamiista si bilaash ah idiinka dhigtay kaarka dhakhtarka. Wixii faahfahin dheeri ah nalaso xiriir
095994422
Hadii aad ladhibantahy finan iyo waliba xanuun wajiga ah soogaar xarunta kugu dhow ee Bukaan Bile Derma & Clinic Center garowe,bossaso,qardho ama la xiriir
+252905994422 ama
+252907402153
Garowe Habeen iyo Nasiibka Ciidda ee Bukaan Bile ✨
Maadaama aan ku guda jirno maalmaha barakaysan ee Ciidda, xarunta Bukaan Bile Derma & Clinic Center waxay go'aansatay inay farxadda la qaybsato bulshada ku nool caasimadda Garowe. 🌙✨
Waxaan habeenkan quruxda badan dhex galnay dadwaynaha anagoo xambaarsan 15 waraaqood oo ay ku dhex qarsoon yihiin 3 Abaalmarinood oo qaali ah, kuwaas oo loogu talagalay daryeelka maqaarka (Skin Care) hadiyado ay ku jraan . 🎁🩺
Bukaan Bile Derma & Clinic Center: qaybta skin care ka .
xarunta daryeelka maqaarka,cidiyaha,timaha ee Bukaanbile derma & clinic center
Waxay munaasabada ciida awgeed usamaysay bulshadeeda bakhti yaa nasiib oo ah mid xiiso badan waaxana guulaysatay 3 qof
daawo vedio waa mid xiiso badan
Xaruntu waxey idiinku bishareyneysaa in maalmaha isniinta,iyo khamiista kaarka lacag la’aan ay idiinka dhigtay dhamaan xarumeheeda Garoowe,bossaso,qardho Wixii faahfahin inta dheer laxiriir 905994422 ama 907102198
Kusodhawada bukan bile Derma &Clinic Center garowe waxaa diyaar idinku ah jariida burooyinkaa
Dawaynta finanka iyo dawaynta skin xasasiyada dawayntaa timo dadashada kala soxirir 5994422/7102198
fans
Bossaso, Somalia
Macmiil Hadii aad ladhibantahy haaro ,difeetoyin, jeex’jeex, horay usoo gaar Bukaan Bile Derma & Clinic Center xarumeheena Garowe,Bossaso,Qardho ama wac 905994422, 907102198,907402153
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Isgoyska Sagal
Garoowe