Garowe herbal production onile market
what is up and coll 252906037179 coll 252907483663
Garowe herbal online market waa suuqa adaa ubalaarana oo adkahelaysaa labo adaa utayo badaan wuxun shaqaye 24 hrs melksat adaa jogtid wa helaysa free dilvery ado kuhelyaa lambarad ada naga soxira kartaa.
10/05/2021
Waxa aanu kuu haynaa fursad Ganacsi oo aad ka helayso isbadal wayn, hadaba waa mid ka faa'idaysan karto haddii aad joogto gayiga soomalida iyo qurbaha, si aad macmluumaad ku saabsan u hesho ku soo biir groupka linkigiisu yaalo xanga hoose ama toos ila soo xiriir
Diyaar haddii aad igala soo xiriir
👇
https://chat.whatsapp.com/BsHKXESiQDM3QbtdFCUY5F
Ama ku soo biir groupkan
👇👇
https://chat.whatsapp.com/BsHKXESiQDM3QbtdFCUY5F
ROYAL TEAM WhatsApp Group Invite
10/05/2021
Waxa aanu kuu haynaa fursad Ganacsi oo aad ka helayso isbadal wayn, hadaba waa mid ka faa'idaysan karto haddii aad joogto gayiga soomalida iyo qurbaha, si aad macmluumaad ku saabsan u hesho ku soo biir groupka linkigiisu yaalo xanga hoose ama toos ila soo xiriir
Diyaar haddii aad igala soo xiriir
👇
https://chat.whatsapp.com/BsHKXESiQDM3QbtdFCUY5F
Ama ku soo biir groupkan
👇👇
https://chat.whatsapp.com/BsHKXESiQDM3QbtdFCUY5F
29/04/2021
Macamisha shrft leeh kusodhwadaa albteen herbal producation kaa haday waxan kukenayaa dawidai ilkaa hada kacabanaysay cirid xanuun iyo gaduudka gala ilakaah, cremo herbala ookasamysa. Dacaraa ,hada ladal dhacaysay nabro ,haro gudguduka iyo dhigarkaa wajigaa. Diodordi kilkial 24hrs carfinayasa kanan jaraysay madmawaga ,sabuniti ookasamysan avocado jirkaa iftiminaysaa wa herbal tijabiyay e ka faidystaa what isupka kaa kahelaysaan 0907483663 ama coll 906037179
26/04/2021
Kusodhawada alab herbala producation ookasamysa ,dacar lagu sosamyey cariga maraykaa, waxay kuhaysaa dawidi ilkaah sida cirid dhiga, ilka xanuunka casanka gala ilkaa, creamo ma ladala dhacaysaa, nabro kudashadaday, harah. Wajiga gala .dhig roorka. Iyo dhaamn daryelki wajiga Gashanki cadcedaa. Iyo daryelki tintaa ookasamysan gedka dacartaa, lansotijabiayaa waada diyraa dilvere free waxada kahelaysaan lambaradan what is up 252907483663
22/04/2021
29/03/2021
Kaalay sax stylekaaga oo daryeelka caafimaadkaaga kor u qaad, garowe herbal onile market waxay idiin waddaa waa baahi aasaasi ah, adiga oo isticmaalaya alaabo dabeeci ah, waxa lagaaga keenay maraykan.
soo xidhiidh WhatsApp ama call 0906037179
20/03/2021
Kusodhawada labaa taydedu sarayso eelaga kenayaa cariga markaykana o onile ahaa dilver free
14/03/2021
ERAYO DHIIRIGALIN AH OO SAABSAN GUUSHA =======================================
🗣 Inta badan dadka guulaha wax ku'oolka ah ka gaadha noloshaadu waxey u badheedhaan ka gudbida xaallado khatar iyo halis ku ah noloshooda si aanay marnaba u joojin Halganka ay ugu jiraan Safarkooda."
🗣Markasta oo ay kuu cadyahay meesha aad u socoto ma joojin doonaan socdaalkaaga waxyaabo dib u dhigayaa h**e u socodkaaga iyo doonistaada aad leedahay ee kuu muuqata. Balse waxaad bixinaysaa shaqo- adag, dadaal badan, samir iyo dulqaad kuu horseeda hanashada himiladaad rabto inaad ka midho dhaliso.
🗣U hawlgal yool kaaga iyo yididiiladaada diiradana saar meesha aad u socoto taasi waxay kuu fududaynaysaa hilinta iyo jidka aad u marayso hadafkaaga nololeed ee kuu qorsheysan inaad fuliso ama hantido.
🗣Markasta aqbal caqabadaha nolosha iyo waliba duruufaha kala geddisan ee kusoo wajahaaya intaad ku gudo jirto fulinta hawshan. Sidaa awgeed carqalada kasta oo kaa hortimaada ka barro cashar iyo duruus horre ku wadda.
🗣Noqo shakhsi ku kalsoon naftiisa sidoo kale ogsoona in dadka dunnida baal dahaba ka galaa ay yihiin dad isagoo kale ah, balse kaliya naftooda ka dhaadhiciyey inay gaadhi karaan asaagood halkii ay hanteen kadibna Alle talo-saarta.
🗣Guushu cidna ugama timaado si fudud. Waxay u baahan tahay shaqo badan, hawlkarino, dhabar-adayg. Sidoo kale waa inaad lahaataa maskax wanaagsan iyo niyadsan oo u heellan safarkan.
🗣Markaad diirada saarto male-awaalkaaga, waad indha indheyn kartaa riyadaada oo aad u rogi kartaa xaqiiqo markaas uun waxay noqoneysaa arrin dareenkaaga iyo maskaxdaada feker ku abuurta. Aragtidaaduna waa awood aan la arkin, kuwa ka faa’iideysta awoodan ayaa inta badan wax u suura-gallaan.
🗣Kobaca iyo h**e u socodka dhabtaa ee aad ugu jirto noloshaadu waxaa uu keenaa horumar iyo maqaam sareeysa. sidaa awgeed markasta oo aad leedahay han iyo himilo cad waa markasta oo aad isdhiibin nolosha.
🗣Dulqaad in aad yeelataa waxay kuu hor seedi kartaa inaad nolosha wax badan ka gaadho ,Dulqaad inaad yeelan waydaana waxa ay kugu hoggaamisaa inaanad waxba qabsan , sidaa daraadeed marba inta dulqaadkagu yahay ayay waxqabkaaguna yahay.
➡️Goorta: Habeenimo 🌌
➡️Saacada: 9:32 AM⏰.
➡️Jawiga : Dhaxan 🌍.
➡️Dareenka : Farxad iyo Akhris 🥰💻📖📚
W/Q: Ismaacil Deeq Muuse ( Qalinmaal) ..
Category
Telephone
Website
Address
Garowe
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Garowe herbal production onile market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.