Deegaan-Dhowr production

Deegaan-Dhowr production

Share

shirkada Dhir beerista Deg Godinlabe ee Deegan-dhowr

06/07/2026

Dhulkeena Geed walbaa wuu ka Baxayaa e
Dhulka Hala beerto 🌱🇸🇴

24/06/2026

B**r ka mid Ah B**raha deg Godinlabe

08/06/2026

abuurki guleystay
3 sano kadib iyo iskulka midnimo bowdadhogore
Ku dhawadaa 20geed o kuwa harka ah
On ku beernay ilahba nagu guuleyay alx

08/06/2026

B**raha Hala Tabcado
Oo dhulka Hala beerto
🌱🌱🌱🌱

07/06/2026

Dhulka Hala beerto ❣️🌱

06/06/2026

Tabaca B**raha 🌱❣️

05/06/2026

Dhulka Hala B**rto ❣️🌱

01/04/2026

Heybad waxad ku ledahay dhulkaaga
Hooyo ❣️🌱
Ilyaas Tahaliil waa Ardey ka mid ah
Ardeyda waxkabarata
Hoose dhexe Ee Gaan
Wuxu ka mid yahay Ardeyda Wax ka baratay
Habka Wax loo beerto 🙏🫡✍️🇸🇴❣️🌱

01/04/2026

Dhulkaaga B**ro🌱

24/03/2026

“Subax kale iyo Quraacda B**rta❣️🌱
Ujeedada aan u soo duubeyno muuqaaladan
waa dhiirigalin aan ku dhiirigelinayno dadka berashada daneya in ay ku dhiiradaan dhulkooodana, la beeri karo ayna beertaan.
” 🌱🍅

Category

Website

Address


Godinlabe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deegaan-Dhowr production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Godinlabe.