khadiir ismail
health
Madaxweyne cirro
Maxa wax laso maray
Dhacdadii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho waxay ahayd mid muujisay raqiisnimo iyo sharaf-dhac weyn oo soo wajahay qayb ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed, ka dib markii la arkay gabdho Soomaaliyeed oo safaf dhaadheer ugu jira nin Pakistani ah oo dalka u yimid inuu shaqaale ahaan ugu adeego shirkad.
Dhaqanka gabdhahaas oo isugu jiray kuwo barafuun ku buufinaya ninkaas, qaar isku dayaya inay si khasab ah gacanta u qabsadaan balse uu ninkii ka diiday, iyo kuwo si xishood la'aan ah sawirro ula galaya, ayaa gabi ahaanba tirtiray haybaddii iyo qiimihii lagu yaqiinnay gabadha Soomaaliyeed. Yaab iyo Amakaag๐
01/09/2026
Hawl fiican ayaad qabatay mudane madaxweyne
{ ู
ูุง ุฃูุตูุงุจู ู
ููู ู
ูุตููุจูุฉู ุฅููููุง ุจูุฅูุฐููู ุงูููููู ููู
ููู ููุคูู
ููู ุจูุงูููููู ููููุฏู ููููุจููู ููุงูููููู ุจูููููู ุดูููุกู ุนููููู
ู }
[ุณููุฑูุฉู ุงูุชููุบูุงุจููู: ูกูก )
29/08/2026
Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Xamar Mugdisho Somalia, Xisbiga Somali Weyn, Cabdi Risaaq, Sir-Mohamed Hassan Bile, Calas Cali Xuseen Caadil, Abdirahman Osman Mohamud Odawaa, Xigma Tullaahi, Jamac Liibax, Ak Shire Roble, Cali Wasiir Shiikh Cismaan, MukiCamboow Garas, Abdi Hafiid, Kaltuun Faarax Diiriye, Xamsa Xintir, Zamaana Jeylaani, Abshir Nur Ali, Dhegey Adan Yabne, ุขุฏู ุตุงุฏู ุนุจุฏุงููุงุฏุฑ ู ุญู ุฏ, Maxamed Xasan Guutaale, Abdullahi Aamin Hassan, Ahmed Sharif Mohamed Yahya, Shugri Camashuluq, Abdi Khadar Mohamed Shire, Xassan Matan, Koley Kaamamaarmo, Cabdiraxmaan Caanobodhe, Abshir Xuseen Macoow, Said O. Bille, Manka Abdi Adem, Ayaanle G Shaad, Mohamed Abukar MadMaarow, Da'ud Farah, Binti Xasan Cali, Xasan Ziya, Cabdi Cali Cabdule, Cabdi Wali Maxamed, Abdinaasir Saleebaan, Ahmed Baba Caanee, Ibrahim Warfaa Muxumed, Maxamed Cabdulaahi, Hooyo Safiya Dacar, Ahmed Ibrahim, Mohamed Abuukar, Cali Dirir Macow, Cabdiraxmaan Maxamed, Xasan Maxamed, HonAbdirahman Osman Gaass, Faarax Maxamed, Fadumo Ducaale, Khadiir Ismail Hasan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Axmed Dhagax
Hargeisa
0000