Qurux billa Herbal cosmetics

Qurux billa Herbal cosmetics

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qurux billa Herbal cosmetics, Beauty, cosmetic & personal care, Hargeisq, Hargeisa.

12/03/2022

iLaahay Ban Kugu dhaarshe Ha dhaafin😭😭😭

Gaadhi Ayaa Laba Cisho Ka Hor Ku Jiidhay Magaalada jigjiga Wuxuuna Yaala refaral Hospital Wuxuuna Ku Jira Mashiinka ( icu )😭😭

Cidii Garanaysa iyo Ehelkiiba Alle Ha u so Dhaweeyo isna Alle Ha Caafiyo , u Share garee si in uun cidi aya u garato 😭😭

Please Waa Codsi si uu Postigan u gaadho Dadkiisi Share taabo oo sii faafiya wllyaal 😭😭

Wariye Mustaphe walhad👈

09/02/2022

Qifkii arkow sii

16/01/2022
11/01/2021

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn.
Lagaama doonayo shahaado
Lagaama doonaayo damiin
Lagaama doonayo wax barasho

F.g Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay Rabitaaankada oo Kaliya

Hadaba hadii aad diyaar u tahay nala so xiriir Tell Number+252634331926
Ama what's upka Noogu soo duub Cod +252634331926
TELL NUMBER
MAHADSANIDIIN


14/09/2020

Soo dhowada dhaman bulshada somaliyed

12/09/2020

Asc dhaMaan bulashada somaliyed waxaanu idiin Kenay allaabo tayo leh oo lgaaga soo waariday wadanka USA
Waa allaabo isugu jirka ,
xanaanada maqarka jidhka
,cadaynta ilkaha,
dawoyinka gasterida ,
finanka wejiga kasoo yaaca .
Fadlan ha Moogaan Qurux billa herbal cosmetics

Telephone

Website

Address


Hargeisq
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qurux billa Herbal cosmetics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.