Abwaan ismaciil jiheeye

Abwaan ismaciil jiheeye

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abwaan ismaciil jiheeye, Health/Beauty, Hargeisa.

30/10/2023

Beautiful page man blue fc

16/10/2023
16/10/2023

Qofka Dhintay ma Tukan karo Qofkii aan Tukanna Ruux Nool kuma Jirto waayo Ruuxdu Rabigii Awuuray Xiriirkii bey Quudataa โ˜๏ธ๐Ÿ˜‡

Qofka Nool kan Dhintay waxa uu uga Duwan yahy ayaa ah inuu Xiriir la Sameyn karo Rabigii Awuuray hase ahaatee Qofka aan Rabigii Xusin Asigoo Nafta heysta Qof Dhintay wax ma Dhaamo wa tuu Rasuulka NNKH uu yiri
(ู…ุซู„ ุงู„ุฐูŠ ูŠุฐูƒุฑ ุฑุจู‡ ูˆุงู„ุฐูŠ ู„ุง ูŠุฐูƒุฑ ุฑุจู‡ ู…ุซู„ ุงู„ุญูŠ ูˆุงู„ู…ูŠุช)

Caruur aan Caqli laheyn io Ciroole Caafimaad-daro heysata, Qof aan Xubnihii Taam aheyn io Qof Tamar buuxdaba sidan meeshey ku Tukadeen Qofkii ku Tukan Salaada Ruux Dhintay muxuuba Dhaamaa ๐Ÿ˜Œ

26/05/2023

Sawirkan Waa la Doortay.

Ardaynimo.

18/03/2023

Dad qofkii wax kugu taray
Daacad kuugu hagar baxay
Kaaga doonay meel adag
Waxuu galay wax doorsada
Si kadiiran uga celi''

Abwaan ismaciil jiheeye

Category

Website

Address


Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan ismaciil jiheeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.