hibo online marketing
hibo
Wa.me/+252672144934
Waa maxaay Caado?
waa taxane waxeyna imaataa bilkasta , waxayka dhalatay is badalo badan ooka dhaca jirka dumarka , isbadaladaas oo udiyaariya jirka dumarka suurta galnimada inay uur qaado .Hormoonada ayaa diyaariya ilmo galeenka,hadii ukumuhu ay soo dayso ugxanta aan la bacrimin waxaa soo daata xuubka ilmo galeenka taaso ah dhiigka yimaada dumarka xiliga caadada.
Hadaba anagoo og inay habluhu ku xanuunsadaan ha waynaado ama ha yaraado xanuunkaas ayaa ay waqtigaas oo qaadata 5-10 bari ayaa ay hadba si u wajahaan waxan kuso gudbin doonaa tilaaboyin ay muhiim tahay inaad samayso iyo kuwo ay muhiim tahay inaadan samayn si xanuunka uu kaaga khafiifo una xakamaysid xanuunada ka dhalankara .
SAMEE TALOYINKAAN
*CAB SHAAH DIIRAN.
cabida shaaha d... Read more
BISHAARO BISHAARO (m .t.A.)
waxaa lagugu bisharaynayaa
hadaad ka cabaneyso xanuunka BURADA
qaybaheeda kala duwan meel kastoo dunida ka joogtaba waad heli kartaa macamiil waxaan Idiin heyna daawo Kaa ciribtirayso Adigoon Qaliin sameynin hadii aad rabto
hadaba waxaad nagala soo xariiri karta WhatsApp
http://wa.me/0672144934MAHDSANIDiiN
Category
Telephone
Address
Hargeisa
Hargeisa
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when hibo online marketing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.