abwaan saxardiid somali jecel
follow me please ๐๐๐๐
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo balan qaad u sameeyay dhalinyaro ku naafoobay dagaalka Dalka looga saarayo Argagixisada
Dowladda Hoose ee Degmada Buuhoodle ayaa 44 booyadood oo biyo ah gaarsiisay qoysaska reer guuraaga ah ee ka soo hayaamay koonfurta Soomaaliya, si wax looga qabto baahidooda biyaha.
Maamulka degmada ayaa sheegay in gurmadkan uu qayb ka yahay dadaallada lagu taageerayo dadka soo barakacay, isla markaana la sii wadi doono adeegyada baniโaadannimo ee loo fidinayo qoysaska u baahan.
DALXOREEYE
XUSKA SANAD GUURADA 1DA LUULYO IYO CASIMADA UMADA SOMALIYEED
Belweeynta Jama siyaad oo baaq nabadeed dirtey
"Halgamaa Cabdulllahi Ciise shaqsiyadiisa qof leh Soomaali ah waa laga waayay wuxuu mudan yayay munaasbad tan ka weyneyd dalkaan dhiigiisa ayuu u shubay"
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Wallaahi, carruurta sidan loola dhaqmo waa qalad. Ninkan waa in la qabtaa oo sharciga la marsiiyaa. ๐ฅบ๐
Soomaaliya oo jebisey Recordkii diiwaan gelinta heshiisyada caalamiga ah, kaddib markii Hay'adda Baddaha aduunka IMO, ay maanta ka diiwaan gelisey 15 hesiis caalami ah.
Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Mudane, Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan Xarunta Ururka Badaha Adduunka ee Qaramada Midoobay (IMO) ee magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa faahfaahin kabixiyay
Goobtu waa degmada Awaare. Ciidankuna waakii h**e oon isbadalin.
Askar ka tirsan booliska gaarka ayaa caayaya Alle SW iyo diintiisa Islaamka. Sidoo kale, shacabka degmada Awaare ayaa lagu khasbayaa inay xidhaan meheradahooda si loo soo dhoweeyo Wasiirka Madaxtooyada DDS, Xuseen Qaasim (Xaabsade).
Tallaabooyinka noocan ahi ma aha kuwo waafaqsan xorriyadda shacabka iyo ixtiraamka diinta, waxayna abuuri karaan cadho ilaahay.
Wasiirka sidaa dadku udiidanyihiin ayaa bari lagu dhihi isagaa ugu cod badan degmada.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeisa
00252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when abwaan saxardiid somali jecel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.