Dahabo online market
β¨ DAHABO ONLINE MARKET β¨
π CAAFIMAAD & QURUX
πΏ FOREVER LIVING PRODUCTS
π² NALA SOO XIRIIR
WHATSAPP: 063 6577811
πΏ Calool-gas? Dheefshiid xumo? Beer dufan leh? Ha iska indho tirin! πΏ
Ma dareentaa: β
Calool-gas iyo dibiro joogto ah? β
Dheefshiid gaabis ah? β
Culays ama raaxo-darro dhanka beerka? β
Beer dufan (Fatty Liver)?
π± Isku darka Forever Aloe Vera Gel, Forever Garlic-Thyme iyo Forever Garcinia Plus wuxuu ka taageeraa jirka: βοΈ Hagaajinta dheefshiidka βοΈ Yaraynta calool-gaska iyo dibirka βοΈ Taageeridda caafimaadka beerka βοΈ Nadiifinta iyo daryeelka hab-dhiska dheefshiidka
π© Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah iyo sida saxda ah ee loo isticmaalo.
πΏ Caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad! πΏ WhatsApp 63 8208837
β
Waxay hodan ku tahay Omega-3 (EPA & DHA) oo ka yimaadda saliidda kalluunka iyo squid-ka. β
Waxay ka caawisaa taageeridda caafimaadka wadnaha. β€οΈ β
Waxay taageertaa maskaxda iyo xusuusta. π§ β
Waxay gacan ka geysataa caafimaadka indhaha. ποΈ β
Waxay taageertaa kala-goysyada iyo dhaqdhaqaaqa jirka. πͺ β
Waxay ka qayb qaadataa caafimaadka guud ee jirka.
πΏ Forever Arctic Seaβ’ waa kaabis cunto oo tayo sare leh, laguna daray saliid saytuun si ay u noqoto doorasho wanaagsan oo lagu taageero caafimaadka maalinlaha ah.
π© Dalbo hadda oo la xiriir boggeenna si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah. WhatsApp 63 8208837
πΈ Dumaroow, caafimaadkiinnu waa hantidiinna ugu qaalisan! πΈ
Ma la tacaalaysaa: β
Caado wareer ama caado aan joogto ahayn? β
Macdan yari iyo daal joogto ah? β
Dhibaatooyinka taranka dumarka? β
Tabar-darro iyo tamar yari?
Waxaan kuu haynaa dawooyin tayo sare leh oo ka caawin kara taageeridda caafimaadka guud ee haweenka, kor u qaadista tamarta jirka iyo buuxinta nafaqooyinka muhiimka ah.
π Waxaa laga helayaa Dahabo Online Market π Nala soo xidhiidh faahfaahin dheeraad ah.
β¨ Caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad. Ha sugin, maanta bilow daryeelka naftaada!
WhatsApp 63 8208837
πΏ BISHAARO WANAAGSAN! πΏ
π¨ββοΈ La-talinta dhakhtarku waa FREE!
Waxa keliya ee la bixinayaa waa $10 Ticket-ka booqashada.
Waxaan haynaa alaabooyin dabiici ah oo tayo sare leh oo lagu taageero caafimaadka guud, kuwaas oo ka caawin kara dadka qaba:
β
Sonkorowga (Macaanka)
β
Dhiigkarka
β
Dufanka/Subagga badan
β
Xanuunnada lafaha iyo kala-goysyada
β
Caafimaadka ragga iyo dumarka
β
Tamar-yarida iyo daalka
β
Yaraanta fitamiinada iyo macdanta jirka
π Nala soo xidhiidh maanta si aad u hesho la-talin caafimaad iyo xog dheeraad ah.
β¨ Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna! β¨
63 8208837
01/06/2026
π FOREVER DAILY β Caafimaadkaaga Maalin Kasta! π
β
Fiitamiino iyo macdano muhiim ah oo jirka u baahan yahay
β
Waxay taageertaa difaaca jirka iyo tamarta
β
Waxay ka qayb qaadataa caafimaadka maskaxda, lafaha iyo wadnaha
β
Rag iyo dumarba way isticmaali karaan
β
Hal kiniin maalintii
π Forever Daily waa isku-dar Vitamin A, C, D, B12, Folic Acid, Iron, Zinc, Selenium iyo Copper si ay jirkaaga u siiso nafaqo dhammaystiran maalin kasta.
β¨ Dooro caafimaad, dooro tamar, dooro Forever Daily!
π Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah ama aad u dalbato. WhatsApp 63 8208837
β¨ FINAN & MADMADOW BYE BYE β¨
π Mar baan ka daalay: β Finanka
β Madmadowga
β Wajiga daallan
Waxaan tijaabiyay waxyaabo badanβ¦ Laakiin natiijo aan ku qanco maan helin π
πΏ Kadib waxaan bilaabay isticmaalka alaabta Forever Living Products π
β¨ Si tartiib ah ayaan isbeddel u arkay
β¨ Finankii way yaraadeen
β¨ Madmadowgiina wuu baxay
β¨ Wajigayguna wuu ifay π
π Maanta waxaan dareemayaa: β Kalsooni
β Farxad
β Maqaar nadiif ah oo caafimaad leh
π© Haddii aad rabto maqaar qurux badan oo ifaya, ila soo xidhiidh WhatsApp π 63 8208837
β¨ FINAN & MADMADOW BYE BYE β¨
π Mar baan ka daalay:
β Finanka
β Madmadowga
β Wajiga daallan
Waxaan tijaabiyay waxyaabo badanβ¦
Laakiin natiijo aan ku qanacsanahay maan helin π
πΏ Kadib waxaan bilaabay isticmaalka alaabta Forever Living Products π
β¨ Si tartiib ah ayaan isbeddel u arkay
β¨ Finankii way yaraadeen
β¨ Madmadowgiina wuu baxay
β¨ Wajigayguna wuu ifay π
π Maanta waxaan dareemayaa:
β Kalsooni
β Farxad
β Maqaar nadiif ah oo caafimaad leh
π© Haddii aad rabto maqaar qurux badan oo ifaya, ila soo xidhiidh WhatsApp 63 8208837
13/04/2026
π¨ BUSHAAARO DHAMMAAN BULSHADA SOOMAALIYEED! πΈπ΄π₯
Ma rabtaa inaad noloshaada isbedel dhab ah ku samayso?
Ma jeceshahay ganacsi aad ka faaβiidaysato adigoo shaqadaada kale wata?
π₯ Fursad gaar ah ayaa kuu furan!
Waxaad ku bilaabi kartaa kaliya $100 π΅
π Adigoo si fudud u dhisanaya mustaqbal dhaqaale oo waara
π Waxaan hadda qaadanayaa dad tiro kooban ah oo:
βοΈ Raba horumar dhab ah
βοΈ Doonaya inay bartaan ganacsi casri ah
βοΈ Diyaar u ah inay noloshooda beddelaan
π‘ Ha noqon qof daawanayaβ¦ noqo qof fursadda qabsada!
π² Hadda ila soo xiriir (WhatsApp): 63 8208837
Category
Telephone
Address
Idacada
Hargeisa
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dahabo online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.