Aragsan-Real-State

Aragsan-Real-State

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aragsan-Real-State, Hargeisa.

ARAGSAN REAL ESTATE WAXAAD KA HELAYSAA
★guryo kiro ah
★guryo iib ah
★Dhul iyo dhul beereed kii aad doontaba
dhamaan Hargeisa
kusoo dhowow gacmo furan adeeg wanaagsan iyo daacadnimo
📞 📲 063-7900072
What's up +252637900072

02/10/2026

soo dheh Pageka Aragsan-Real-State

02/10/2026

🚨 GURI IYO DHUL OO IIB AH (QIIMO JABAN!) 🚨
Ma raadinaysaa dhul iyo guri diyaar ah oo ku yaala magaalada Hargeisa? Aragsan Real Estate waxay kuu haysaa fursad dahabi ah!
🏠 Faahfaahinta Guriga:
• Nooca dhismaha: Jiingad adag
• Kooban dhexda: 2 Qol iyo Barande (Veranda)
• Cabirka Dhulka: 12m x 9m (Dhulka iyo gurigaba laysku iibinayo)
• Location Maxamed Mooge gaar ahaan NRC area ama school ka lixle
💰 Qiimaha: $7,800 oo keliya!
📞 Kala xidhiidh:
• Telefanka 1-aad: 063-4011658
• Telefanka 2-aad: 063-7900072
Ha moogaan fursadan, guryaha noocan oo kale ah si dhakhso ah ayay ku baxaan!

02/10/2026

Soo dhowow macmiil shirkada Iibka guryaha iyo dhulka ee ARAGSAN REAL ESTATE waxay kuu haysaa gurigan hoose oo aad u wayn kana kooban
7 qol 3 suuli kijo iyo gaadhi gal wayn Islamarkaana 3 wajahadooda leh
Cabirka dhulka waa 12m×24m
Hargeisa xaafada saylada iyo suuqa hoose dhexdooda ku yaala
Qiimaha waa $ 83000 wada hadal ka furan yahay
soo dhowow macmiil lasoo xidhiidh 063-4011658 063-7900072

02/10/2026

fursad isku bedel guri dhisan oo lagu rabo dhul iyo kaash
ku yaala Degmada Maxamed Mooge
3 qol suuli iyo kijo
Qiimaha $ 25000 dollar
biyo leh
kala xidhiidh Aragsan Real Estate Hargeisa 063-4011658 063-7900072

01/10/2026

FIRST day of October 01-10-2026 🙏 ❤️

Photos from Aragsan-Real-State's post 01/10/2026

ARAGSAN REAL ESTATE waxay macaamiisheeda sharafta leh u usoo bandhigaysaa dhulkan hoose oo ku yaala Maxamed Mooge gaar ahaan Goolada Sare u dhow masaajidka ilma buubaa
Cabirka waa 18m×6m
Qiimaha waa $4500 kaliya iyo wada hadal
macmiil lasoo xidhiidh 063-4011658 063-7900072

01/10/2026

GURYO KIRO AH OO CUSUB OO KU YAALA MASALAHA GALBEED
Shirkadda caanka ah ee Aragsan Real Estate waxay macaamiisheeda sharafta leh u soo bandhigaysaa guryo kiro ah oo dhismahoodu cusub yahay, kuna yaala mid ka mid ah xaafadaha ugu haboon uguna amaanka badan magaalada Hargeisa.
Astaamaha Guryaha:
• Qaabdhismeedka: Guryuhu waxay ka kooban yihiin 3 Qol, Kijo, iyo Suuli.
• Baarkinka: Guri kasta wuxuu leeyahay Gaadhi Gal u gaar ah.
• Adeegyada: Waxay ku yaalaan meel aad u wanaagsan oo ay sahlantahay helitaanka Suuqii iyo adeegyadii kale ee bulshada.
• Qiimaha: Waa mid aad u jaban oo dhan $160 oo kaliya.
Si aad u noqoto qofka ugu horeeya ee dega guryahan cusub, fadlan nala soo xidhiidh hadda.
📱 Telefoonada: 063-4011658 ama 063-7900072
🏢 Aragsan Real Estate - Doonistaada Hel!

30/09/2026

ARAGSAN REAL ESTATE KALA XIDHIIDH 063-4011658 063-7900072

#

30/09/2026

🚨 FURSAD QAALI AH: BALOOGYO JAANIS AH OO IIB AH! 🚨

Ma doonaysaa inaad dhul mustaqbal leh ku yeelato Hargeisa?
Aragsan Real Estate waxay kuu haysaa 4 baloog oo sii kala jeeda oo ku yaalla meel aad u qurux badan. Dhulkan oo ku habboon deegaan ama maalgelin, wuxuu Isha Gobka ka saaran yahay dhanka galbeed.

📏 Cabirka baloog kasta: 90m × 48m

💰 Qiimaha: $20,000 dollar oo keliya baloog kasta Ama isku $80,000 ! (Waa qiimo aad u jaban marka loo eego goobta uu ku yaallo iyo baahida lacagta ee jirta).

Ha moogaan fursadan dahabiga ah! Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:
📞 +252634011658 ama +252637900072

30/09/2026

Soo dhowow macmiil Aragsan Real Estate Hargeisa waxay kuu haysaa dhulkan oo Cabirkiisu yahay
19m×13m sharci leh kuna yaala meel view ah
ku yaala masalaha galbeedka
aaga galbeed ee curubo mall
Qiimaha 18000 dollar kaliya Aragsan Real Estate kala xidhiidh 063-4011658 063-7900072

Website

Address


Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aragsan-Real-State posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.