Aragsan-Real-State

Aragsan-Real-State

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aragsan-Real-State, Hargeisa.

ARAGSAN REAL ESTATE WAXAAD KA HELAYSAA
★guryo kiro ah
★guryo iib ah
★Dhul iyo dhul beereed kii aad doontaba
dhamaan Hargeisa
kusoo dhowow gacmo furan adeeg wanaagsan iyo daacadnimo

28/08/2026

Baloodh iib ah jaanis ah
Cabirka 24m×18m
Masalaha bari digaale iyo dayrka ayuu u dhaxeeya
Waa jaanis lacag maaha $1700 kaliya
Qaali maaha qaadona maaha macmiil
Kala xidhiidh 063-4011658 063-7900072

28/08/2026

Faahfaahinta Boosaska (Property Details)

​📍 Magaalladda Hargeysa
​📍 Xfdda masallah galbeed
​🏢 Area koonfurta schoolka suldan maxamed
​☑️ 5 BALOODH (Jaanis ah)
​📏 Cabirkiis midkiiba waa 18m x 24m
​Qiimaha (Price):
​$4,000 KUN OO KALIYA (Qiimahuna midkiiba)
​Nambarrada Lagala Soo Xiriirayo (Contact Numbers):
​📞 Ama Callka / WhatsApp: 063-4011658 / 063-7900072

28/08/2026

Guri iib ah hargeisa Somaliland
Xaafada new Hargeisa
Gaar ahaan kaalinta Somaliland ta
Macmiil Gurigu waxa uu ka kooban yahay


iyo
gal wayn
Qiimaha waa 55000 oo dollar 💵
Ha moogaan fursadan Macmiil
Kala xidhiidh
#063-4011658
#063-7900072

27/08/2026

Guri iib ah hargeisa
Xaafada jungalka
Degmada Maxamed Mooge
2 qol suuli iyo kijo ayuu midkastaba ka kooban yahay waana laba Guri
Qiimaha midkiiba waa 11kun oo dollar

26/08/2026

GURI IIB AH — FURASAD MAALGASHI OO QAALI AH! 🏡
Ma raadinaysaa guri qiimo jaban oo ku yaalla deegaan mustaqbal leh?
Aragsan Real Estate waxay idiin haysaa guri ku habboon deegaan iyo maalgashiba, kaas oo ku yaalla aag aad u weyn oo sii koraya.

📍 Halku ku yaallo: Hargeisa, Somaliland (Degmada Maxamed Mooge, aagga sariibada mustaqbalka).
Faahfaahinta Guriga:
Gudihiisa: 3 Qol | 1 Kijo | 1 Suuli 🛌.🍳🚿Baaxadda Dhulka: 6 × 12 Mitir 📏Qiimaha: $16,000 oo kaliya! 💵
Ha moogaan fursaddan qaaliga ah ee magaalada Hargeisa!
📞 Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir:
WhatsApp / Tel: 063-4011658Tel: 063-7900072

26/08/2026

Aragsan Real Estate ✅️

23/08/2026

GURI iib ah ku yaala Hargeisa Somaliland
Xaafada laanta hawada ama calaamada bari
Sharax kooban.
4 qol
2 suuli
Iyo kijo
Meel fiican ku yaala
Aragsan Real Estate baad ka helaysaa gurigaagii mustaqbalka macmiil soo dhowow
Nagala soo xiriir telefoonada 063-4011658 ama 063-7900072

22/08/2026

Jaanis 👀
Guri iib ah hargeisa
Xaafada Maxamed Mooge
Gaar ahaan gol barwaaqo
Waa 3 qol suuli iyo kijo
Cabirka waa 12m×6m
Macmiil guriga waxa lagu iibinayaa 17000 oo dollar kaliya jaanis weeye
Ka faa’iidayso Macmiil
Aragsan Real Estate ✅️

22/08/2026

NUS BALOODH IIB AH OO QIIMO JABAN
HARGEISA SOMALILAND
XAAFADA MAXAMED MOOGE NRC da
QIIMAHA WAA $ 3500 KALIYA
ARAGSAN-REAL-STATE
KALA XIDHIIDH 063-4011658 063-7900072

Photos from Aragsan-Real-State's post 21/04/2026

Calankii waynaa jumlad iyo tafaariiqba waa diyaar macmiil kala xidhiidh what's up 0637900072

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Hargeisa