Garweyne Hair Clinic
Garweyne Hair Clinic is a specialized hair care center in Hargeisa, Somaliland, offering advanced treatments for hair loss, hair restoration, and scalp health.
27/08/2026
TIMAAHAAGA MA DARYEESHAA?
Timaha caafimaadka qaba waxay u baahan yihiin daryeel joogto ah iyo talo sax ah. Haddii aad dareemeyso timo-daadasho, timaha oo ku khafiifay ama aad qorsheynayso beerasho, maantaba soo booqo Garweyne Hair Clinic si aad u hesho qiimeyn iyo daryeel kugu habboon.
๐ Deero Mall, Hargeisa
๐ +252 63 8861348
Tintaada maalin walba waxaad ku aragtaa calaamada kuu muujinaayo in ay wax qaldan jiraan balse waad iska indha tirtaa,
Balse ma ogtahay hadii aad sidaas iskiiga indha tirtid in ay ka dhalan Doonto tinta oo ku qafiifta, daadashada oo kugu badato .
Si aad ugu badbaado Maanta bilow daryeelka timaha waxaad nagu Soo booqan kartaa
Hargeysa Deera mall , floor 2 ama naga Soo wac
0638861348
25/08/2026
Quruxdu waxay ka bilaabataa daryeelka timahaaga.
Quruxdu ma aha oo keliya muuqaalka, balse waa sida aad u daryeesho timahaaga iyo caafimaadkooda.
Haddii aad rabto timo caafimaad qaba, xooggan oo qurux badan soo booqo xarunteena Garwayne Hair Clinic.
๐ Garweyne Hair Clinic โ Deero Mall, Hargeysa
๐ +252 63 8861348
24/08/2026
Qof walba wuxuu xaq u leeyahay inuu yeesho timo caafimaad qaba!
Haddii aad dareemayso in timahaagu daciifayaan, daadanayaan ama ay isbeddel ku yimaadeen, ha iska indhatirin calaamadahaas. Ogaanshaha sababta iyo daryeelka saxda ah waa tallaabada koowaad ee timaha caafimaadka qaba.
Haddaba soo booqo Garweyne Hair Clinic si aad u hesho qiimeyn iyo dawayn ku habboon xaaladda timahaaga.
๐Garweyne Hair Clinic โ Deero Mall, Hargeisa
๐ +252 63 886 1348
23/08/2026
Ma dareemaysaa wax kaa maqan?
Haddii aad dareemayso daadasho, khafiinimo iyo kalsooni xumo timahaaga ah, Garweyne Hair Clinic Wuxuu diyaar kuula yahay xalka iyo dawaynta ugu haboon ee xaaladaada.
Haddaba soo booqo Garweyne Hair Clinic si aad u hesho qiimeyn iyo dawayn ku habboon xaaladda timahaaga.
๐Garweyne Hair Clinic โ Deero Mall, Hargeisa
๐ +252 63 886 1348
21/08/2026
Jumca wanaagsan
Timahaagu si xad dhaaf ah ma u daadanayaan?
Timo-daadashadu mar walba isku sabab ma aha. Mararka qaar waxaa keeni kara dhibaato ku timaadda xididdada timaha, nafaqo-darro, hormoonno ama xaalado kale oo u baahan in si sax ah loo ogaado.
Taasina waa sababta ay baaritaan iyo scanka madaxa ay muhiim kuugu yihiin ka hor inta aan la bilaabin daaweynโsi loo fahmo xaaladda timahaaga iyo sababta keentay daadashada ama khafiifnimadooda.
Haddaba soo booqo Garweyne Hair Clinic si aad u hesho qiimeyn iyo dawayn ku habboon xaaladda timahaaga.
๐Garweyne Hair Clinic โ Deero Mall, Hargeisa
๐ +252 63 886 1348**
Timaha maku khafiifeen ama si xad-dhaaf ah ma u daadanayaan?
Red Light Therapy waa mid ka mid ah xalalka casriga ah ee loo isticmaalo daryeelka timaha iyo madaxa, gaar ahaan dadka la kulma khafiifnimada timaha iyo timo-daadashada.
Haddaba haddii aad dareemayso in timahaagu sii khafiifayaan, ha sugin inta ay bidaar kaa galayso oo soo booqo Garwayne Hair Clinic, si laguugu sales qiimeeyn, laguuguna dooro dawaynta kugu habboon.
๐ Deero Mall, Hargeisa
๐ +252 63 8861348
13/08/2026
Waa maxaay Alopecia Areata?
Alopecia Areata waa xaalad keeni karta in timuhu si lama filaan ah uga daataan meelo gaar ah oo madaxa. Waxaana sababi kara arrimo kala duwan, laakin waxaa muhiim ah in si sax ah loo ogaado sababta , si loo helo daaweynta ku habboon.
Haddaba ogow sababta timo daadashadaada oo soo gaar Garwayne Hair Climic si ad u hesho qiimeyn iyo talo caafimaad oo ku habboon xaaladdaada.
๐ Deero Mall, Hargeisa, Somaliland๏ฟฝ๐ +252 63 8861348
Haddii aad rabto timo caafimaad qaba, xooggan oo muuqaal ahaan qurux badan, daryeelka joogtada ahi waa muhiim.
Muuqaalkan waxaan kugula wadaagaynaa talooyin fudud oo kaa caawin kara inaad kor u qaaddo caafimaadka iyo muuqaalka timahaaga.
Daawo muuqaalka oo raac talooyinkan โ Sidoo kale haddii ay timaha ku daadanayaan ama ay meelaha qaar ka bannaanadeen, soo gaar Garwayne Hair Clinic si aad u hesho baaritaan iyo dawayn ku haboon timahaaga.
๐ Garweyne Hair Clinic โ Deero Mall, Hargeisa.
Ama la xidhiidh:
๐ +252 63886 1348
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Deero Mall
Hargeisa
252