Dheeman Ali page

Dheeman Ali page

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dheeman Ali page, Health/Beauty, Kismayo.

06/10/2025
12/02/2025

Lipid metapolic tea waa shaah Herbal ah waxaana Laga sameyey 6 geedo Oo dhiirteena dabiiciga ah wuxuuna awooda xanuun kasta jidhkega ku jiraa inuu ka dhaqoo,
Wuxuu ka Hortaga kansarka ku dhaca madhaciirta,
Wuxuu ka Hortaga Kolesterool_ka iyo cudurada wadnaha
Waxay Uu fiican tahay maqaarka
Waxay fiican tahay dheefshiidka
Waxay Hormarisa habdhiska wareega dhiiga
Dadka intaa badan xanuunada Uu Nugul
Waxay ka Hortaga xidiida iney dufaan xiraan,
Yaa La siin karaa? Oo Uu ku haboon yahay!!
✅w️uxuu dawoo Uu yahay Gaas calooledka
✅️wuxuu dawoo Uu yahay macaanka
✅w️uxuu dawoo Uu yahay dhiikarka
✅w️uxuu dawoo Uu yahay babaasirka
✅️wuxuu dawoo Uu yahay Neerfaha
✅w️uxuu dawoo Uu yahay xasaasiyada
✅️uxuu dawoo Uu yahay calool fadhiga
✅w️uxuu dawoo Uu yahay ifekshiinka
✅️uxuu dawoo Uu yahay galaaha
Waa dawoo tayadeeda La hubo allna bukaano badan ku cafiyey
Wixii Fahfaahin dheeriya La xiriir whatsp:+252624887821

12/02/2025

Sharaxaada
QAAByada
Saliida plumule-ka (laga bilaabo abuurka seabackthorn), Lecithin iyo B-carotene ayaa la isku daray si ay u dhaqmaan si isku mid ah, sidaas darteed si waxtar leh.

Vitality Soft Gel waxaa laga sameeyaa warshad la yiraahdo Seabuckthorn, taas oo qani ku ah saliidda plumule ee sarreenka. Saliida plumule-ka sarreenka waxaa si gaar ah loo soo saaraa iyadoo la adeegsanayo tignoolajiyada casriga ah ee hi-tech supercritical soo saarista kaarboon laba ogsaydh. Saliiddan si dabiici ah waxa ay ka kooban tahay Vitamin E, Vitamin C, Calcium, Omega 3, Flavonoids, Fatty acid iyo 11 curiye oo raad raac ah. Saliiddu waa xoojiye difaac iyo difaac.

Waxaa lagu caddeeyey baaris oo ay tijaabisay hay'ad idman oo hoos timaada Wasaaradda Caafimaadka Shiinaha, si ay u leedahay sifooyin aad u wanaagsan oo ka hortagga daalka. Ku haboon dadka da'da ah iyo dadka u nugul daalka.

Dadka deegaanka ee waqooyi-galbeed ee Shiinaha, halkaas oo seabuckthorn ka baxa duurjoogta ah ayaa la yaabay cilmi-baarayaasha Tianshi maqaarka caafimaad qaba oo siman in kasta oo gobolladan heerkulka ba'an isbeddelo, dabayl daran, iyo cimilo aad u qalalan. Halkii ay dadku lahaan lahaayeen maqaar qallalan, oo laalaabtay xaaladahan oo kale sababtoo ah deegaankooda aadka u daran, waxay ku raaxaystaan ​​maqaar aad u siman oo caafimaad qaba. Tan waxa suurta galiyay in lagu daro saliidda iniinaha seabuckthorn ee cuntadooda.

Vitality softgels nuxurka dheeriga ah ee Wei Kang waxaa laga soo saaray saliidda iniinaha badda. Waxay ka caawisaa la dagaalanka xagjirka xorta ah waxayna taageertaa habka difaaca dabiiciga ah ee jidhka. Kaalshiyamka dabiiciga ah ee ku jira saliidda ayaa sidoo kale caawiya ilaalinta lafaha caafimaadka qaba iyo maqaarka caafimaadka qaba, oo ka shaqeeya gudaha dibadda. Intaa waxaa dheer, 11 macaadin raad-raac lagama maarmaan ah iyo flavonoids ayaa laga helaa saliid abuurka seabuckthorn.

Dhaqanka geedaha Shiinaha waxa uu barayaa in maqaarka xariirta ah ee siman uu yahay natiijada habdhiska dheefshiidka oo caafimaad leh oo dheeli tiran. Maaddooyinka ugu muhiimsan ee Vitality jilicsan jel waa saliid abuurka seabuckthorn, qaababka dabiiciga ah ee fiitamiinada E, C. fatty acid, Omega 3 iyo calcium.

HAWLAHA

Waxay leedahay sifooyin ilaalin iyo soo celin
Waxay ka caawisaa la dagaalanka xagjirka xorta ah
Waxay kordhisaa bacriminta ragga iyo dumarka
Waxay caawisaa wareegga dhiigga ee wadnaha iyo addimada
Waxay caawisaa maskaxdu inay shaqeyso waxayna ka hortagtaa lumista xusuusta
Waxay la dagaalantaa istaroogga, dhibaatooyinka wadnaha, lafaha iyo laabotooyinka
Waxay ka hortagtaa kaydka dufanka badan ee beerka
Waxay ku kordhisaa qiimaha nafaqada ee jirka.
Yaa Vitality Softgels Wei Kang ku habboon?

Vitality softgels Wei Kang waxaa si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya in midabkooda iyo timahooda ay u muuqdaan kuwa ugu caafimaad badan. Marka laga reebo tan, firfircoonida softgel waxay kor u qaadaa hawlaha galmada, waxay ka dhigtaa wadnuhu inuu u dulqaato anoxia, wuxuu u shaqeeyaa sida anti-oxidant ee ka soo horjeeda xagjirnimada xorta ah, sidaas darteed waxay kordhisaa habka difaaca waxayna wanaajisaa xaalada guud ee jirka, sidaas awgeed waxay bedeli kartaa menopause iyo dib u dhigista waallida Senile.

Qiyaasta

Carruurta u dhaxaysa 5-10 sano: 1 kaabsal 2 jeer toddobaadkii.
Carruurta da'doodu u dhaxayso 10-14 sano: 1 kaabsal maalin kasta.
Dadka waaweyn: 1-2 kaabsal 1-2 jeer maalintii.
http://wa.me/+252624887821

12/02/2025

Fa,iidooyinka zinc capsules Tiens ay Lee dahey waxaa kamid ah.....
1 ) waxay daweysaa qanjirka prostate gland Ee Raga ku dhacaa qalin la,aan.
2 ) waxay kor Uu Qaada difaaca jirka.
3 ) waxay Kor Uu qaada aragtida qofka Aan sii fiican Wax U arag.
4 ) waxay ka hortagtaa inuu qofka Hargabku si yaroo Fudud Ugu dhacoo ama ku soo laablaabto.
5 ) waxay Horumarisaa Maskaxda waxayna ka dhigeysaa qof firfircoon Fahankiisuna Aad Uu sareeyo.
6 ) waxay Uu fiican tahay maqaarka ay Qurxisaa waxayna jidhka ka ilaalisaa xanunada maqaarku iney Ku dhacaan.
7 ) waxay Horumarisaa dhadhanka iyo Uurta waxaa jira dad Aan waxna urin waxna Uu dhadhamin.
8 ) waxay U furtaa abateetka ama cuno qaadashada waxay ka dhigeysa qof cunadii Loo baahnaa Cuna.
9 ) waxay dumarba ka ilaalisa Caado wareerka iyo xanuunka Uu keeno caado wareerku.
10) waxay dumarku ilaalisa iney ilmo ka soo dhacoo ama ku dhashoo misaan yar.
11 ) waxay dawaysaa infection_ka ku dhacaa kaadi mareenada iyo caloosha ayey Ciribtireysa.
12 ) waxay ka Hortaga Oo La dagaalanta xanuunka dilaaga Ee kansarka.
FG: dawadanii waa dabiici kimikaal maaha kaliya xarumaheena kaliya Laga helaa...

La xiriir whatsapp:+252624887821

06/02/2025

Isaga daawee gaaska si dabiici ah .

06/02/2025

Kusoo dhawaada daawo tayo leh oo dabiici ah.

Photos from Dheeman Ali page's post 06/02/2025

wa.me/+252624887821

Waa Maxay Gastritis ama *GaasCalooleed) ?

ama Boog ku timaadda Dahaarka caloosha.

Waxaa uu u noqon karaa Mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid Dabadheeraada(chronic).

(gastritis)?

1.Isticmaalka alcoholka
2.In Badan inaad Mantagto
3.Stress ka ama Welwelka
4.In aad in Badan Gaajooto

5.in aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn

6.In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)

7.Inaad isticmaasho daawooyinka layidhaah anti-inflammatory drug sida asprin ta.

Waxaa kaloo sababbikara loona aaneeyaa:

●Helicobacter pylori (H. pylori) waa Bakhtitire (bacteria) ku nool xuubka (mucus) ku dahaaran caloosha.

Haddii la daaweyn waayana caabuq ama humbuluuluq (infection) ayuu kuu horseedayaa boog ama nabar (ulcer) dadka qaarna cancer xagga caloosha ahi ayey ku sababtaa.

Pernicious anemia:

Waa dhiig la’aan timaadda marka calooshu ay weydo waxyaabihii dabeeciga ahaa ee looga baahnaa in si sax ah ay u soo nuugaan ama ay u burburiyaan vitamin B12.
Bile reflux: in bile-ka uu dib ugu noqdo caloosha, xanuun ayaana imaanaya.
Infection: ay keenaan bakhtire (bacteria) ama virus ayaa iyadana loo aaneeyaa.
NB: haddii la daaweeyn waayo gastric waxa imanaaya dhiigbax daarana waxaana saa’idayaa cancer calasha inuu kugu yimaado.

(gastritis)?

●labolabo,
●mantag,
●laabjeex iyo
●mantag dhiig la socdo.
●Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale.
●Caloosha oo dibbirta, apitet xumo.
¶Miisaanka oo yaraada.

Sidee lagu garan/ aqoonsan karaa magaca cudurka iyo astaanta saxda ah?

Waxaa la sameeeyaa baaritaan.

●Upper endoscopy: waa qalab (tuubbo afka kamarad ku wadata) bukaanka afka laga geliyo ilaa caloosha lagu dhaadhiciyo,
waxaa hubinayaa in calooshuay leedahay wax caabuq ah ka dibna waxaa la sameeynaa biopsy waa hab lagu soo jaro sample yar oo tissue ah (wax yar ka mid ah hilibka caloosha ama gaskeeda) ka dibna shaybaadhka (laboratory) ayaa lagu baadhaa.

●Baadhitaan dhiig (Blood test): waxa la hubinayaa in unugyada dhiigga cas (red blood cell) uu ku yaryahay bukaanka uu yahay dhiig la’aan (anemic).

●Fecal occult blood test (stool test) (baadhitaan saxaro): waxaa lagu ogaadaa in saxarada bukaanka dhiig la socdo.
Hadaba nalagala sooxariir no:Tell:+252624887821

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Kismayo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00