R.Ugaas page

R.Ugaas page

Share

Ilaahay ayaa leh mahad oo dhan anigo waxan ahay adoon ilaahay leeyahay waxan had iyo jer ilaahay ka

23/06/2026
27/05/2026

maanta madaxdii somaliya hadalo weerer to weerar ah ayay isku qaadeen ciro o u jawabey jale xasan

Photos from R.Ugaas page's post 27/05/2026

m.weynah dawalada jubaland ayaa maanta meel fagaarah kula dukadey qaar kamit ah bulshada kismaanyo kula dukadey dad weyneh m. weymah aya halkaas ka jeediyay hadal dhaxal galah madoobe waxu sheegey in maanta una ka jirin m.weyne sidaas awgeed xasanow somaliya ha ku celinin shaley

02/04/2026

dhulka ku fiican beeraha hadi ay kadhaato nafaqado laga mahelo tacab fiican oo wax soosaar

02/04/2026

South west waxaa ka socoda mah qaab dawladed ee Fadlan sharciga ha loosoqndo dastuurka miyaa lalaley ?

02/04/2026

Gudoomiye A.madoobe oo loodiday in USA tago

23/02/2026

abaarah Geeska Africa oo meel halis ah maraaya siiba somaliya madaxda somaliya waxay isku haystaan kursi dadki lahaa abaar ladaaladhaceysa

23/02/2026

abeya axmad oo qaatey diinta yuhuuda xagee loogo soo hagaagaya dee waaka marka diinta cusob qaadane shaley Orthodox ka hor diinta ismlaanka maantana tii yahuuda

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Kismayo