Apdirahman zaleepan
��Edection is akey of life
15/01/2023
Hooyo أمّي
Wanaaga aad ii samaysay ilaahay khayr ha kugu abaalmariyo جزاك الله عنّي خيرا .
imtixaanka adduunkana ilaahay ha kugu guuleeyo .
18/09/2022
Guul
WARGELIN........✍️
Qofkasta oo berrito ka qayb galayaa isku soo baxa ka dhici doona gudaha Magaalada Laascaanood waa in uu kusoo labisto Calanka Khaatumo iyo calanka JFS Somalia Sidoo kale fagaaraha magaalada waxaa lagu gubi doonaa calanka Maleeshiyaadka Argagixisada Jabhada SNM.
Berrito maaha kaliya isku soo bax waxa garab socon doona ciidanka xaq u dirirka SSC iyo shacabka oo la soo bixi doona hubkooda qofkasta oo gurigiisa qori yaalo waa in uu la soo baxaa hubkiisa, haddii uu dhiig ku galo isagoo difaacaya dadkiisa waa xalaal weeye dhiigaasi diintuna waa bannaysay.
Haddii lacago laaluush ah la qaybinayo si sumcadiina loogu dilo qurbo joogta Dhulbahante ayaa la diyaara inay bixiyaan lacagaha ay bixinayaan iiddoorku laban laab ee la soo xiriira Xafiiska hawul wadeenada Gobolka Sool Afnugaal Media Inc.
Wiilka iiddoor ee ka yimid Gabilay iyo Burco Muxuu kasoo doonay Gobolka Sool? waa duulaan diintaana xaqiijisay qofkii gurigaaga iyo caruurtaada kugu soo weerara dhiigiisu waa ku xalaal, waxaynu ku dagaalamayno waa magaceena iyo sharafteena inaan la dhaawicin.
Hal midna dhici mayso Gacan ku dhiigle Muuse Biixi ayaa laascaanood tegay isagoo nabada hadana kasoo laabtay iyadoo aan xariiq la gaadhsiin, haddii horay madaxa laydinku duuban jiray oo si fulaynimo leh dadkiina loo layn jiray reer Laascaanoodow kii ka danbeeyey in la daadiyo dhiiga dadkeena berrito ayuu kusoo wajahan Laascaanood hala diyaar garoobo adduun magacbaa ka hadha difaacda qiyamkiina.
Mohamed Bashaash
Category
Telephone
Website
Address
My Office
Laascaanood
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Apdirahman zaleepan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.