Farxad

Farxad

Share

MUQDISHO NATURAL HAIR OIl COMPANY
Usoo doono saliido dabiiciyaa oo tayadeedu sareeyso Lana hubo tima

11/04/2025

JIMCO MUBAARIK

13/01/2025

Gacmihii Fashion waa diyaar

15/12/2023

Jimco Mubaarik

27/10/2023
26/04/2023

Xalka Timaha jilcisada haleeysay
Dib usoo celi timahaagii jilcisada haleeysay oo hel asalkoodii haka walwalin maanta wuxii kadambeeyo timihii jilcisada baabisay
Saliid MAARIYA waa saliid dabiiciyaa oo soo celineeyso timihii kiimikadu ku dheeshay joojineeysana daadasha iyo siibashada kiimikada keentay kuuna bixineeyso mudo kooban
Hada dalbo oo hada hel 0613652013
Macsalaameey timo daato oo jajabo.

11/12/2022

Anfac Natural hair oil waa saliid dabiiciyaa kana madaxbanaan kiimiko madaxaaga iyo timahaaga dhibaateeyneeyso damaanad buuxdana leh mudo 4sano ehna kujirtay saliidaha ugu sareeya ee suuqyada caslamiga eh lagu gado.
Faaiidooyinka saliida iyo nafaqadeeda waxaa kamid eh
1.Kahortagga timaha jajabaayo
2. Madoobeeynta timaha aan midabkoodu qurux badneeyn
3. Isla ekeeynta timaha kala dhaadheer
4. Jilcinta timaha adag
5. Qurxinta timaha
6. Nafaqeeynta timaha qalalan
7. Kala saarida timaha
8. Yareeynta waqtiga timaha lagu hagajiyo
9. Kahortagga madax xanuunka eey saliidaha keenaan
Kareeyso Tinbaa goayso oo jabeeyso
Anfac waa xalka timahaaga
Companiga muqdisho natural hair oil company ayaa soo saaray
MOGADISHU
Kala soo xiriir 0613652013
WhatsApp 0613652013
Online
Hada dalbo oo hada hel
0613652013
Keenistu waa lacag la,aan
Keenistu waa bilaash
Free delivery

Farxad MUQDISHO NATURAL HAIR OIl COMPANY
Usoo doono saliido dabiiciyaa oo tayadeedu sareeyso Lana hubo tima

04/07/2022

Ciida Kahor qurxi wajigaada
DHEEMAN NATURAL BEUTY FACE CREAM
Waa cream iyo nafaqo isku jirta oo dabiiciyaa looguna talo galay qurxinta wajiga Sida
1. Cayilinta wajiga
2. Kadifaacista ikeeyska qoraxda
3. Soo saarista bilicda wajiga
4. Isku ekeeynta midabka wajiga
5. Baabininta madmadoowga wajiga
DHEEMANATURAL BEUTY FACE CREAM
Waa cream dabiiciyaa oo kaa jaraayo gaduudka ama casaanka wajiga kana qeeyb qaadanaayo bilicda wajigaada
Muqdisho degmada hodan kasoo horjeedka haanta dheer laamiga warshadaha excontrol
SHACNI Natural cosmetics
Tell 0613652013.
0613511404

06/06/2022

Anfac Natural hair oil waa salii dabiiciyaa kana madaxbanaan kiimiko madaxaaga iyo timahaaga dhibaateeyneeyso damaanad buuxdana leh mudo 4sano ehna kujirtay saliidaha ugu sareeya ee suuqyada caslamiga eh lagu gado.
Faaiidooyinka saliida
1.Kahortagga timaha jajabaayo
2. Madoobeeynta timaha aan midabkoodu qurux badneeyn
3. Isla ekeeynta timaha kala dhaadheer
4. Jilcinta timaha adag
5. Qurxinta timaha
6. Nafaqeeynta timaha qakalan
7. Kala saarida timaha
8. Yareeynta waqtiga timaha lagu hagajiyo
9. Kahortagga madax xanuunka eey saliidaha keenaan
Kareeysoc Tinbaa goayso oo jabeeyso
Anfac waa xalka timahaaga
Companiga muqdisho natural hair oil company ayaa soo saaray
Waxaad kaiibsan kartaa SHACNI NATURAL COSMETICS
Mogadisho degmada hodan kasoo horheedka Haanta Dheer inta udhaxeeyso kuliyadii h**e ciidamada jaale siyaad iyo EXcontrol Afgooye
Kala soo xiriir 0613652013
WhatsApp 0613652013
Online kasoo dalbo 0613652013

24/05/2022

NEEYRUUS NATURAL WHITENING CREAM
WAJI IYO JIR
Waa cream dabiici eh oo kasameeysan Oleovera iyo seeytuun lehna whitening dabiici eh iyo vitamin maqaarka eh oo aad usoo saaraya bilicda maqaarka aadna ugu wanaagsan qurxinta maqaarka lehna faaiidooyin badan sida
1. Natural whitening
2. Qurxinta maqaarka
3.yareeynta qabatinta wajiga ee da,da
4. Sun protection qorax difaace
5. Nafaqeeynta maqaarka
6. Waa iftiimiye 24 saac ayuu wajigaada uusan isbadaleeyn
7. Saameeyn kuguma yeelaneeyso maqaarkaaga ku shaqeeynayeen qoraxda
8. Bilcsameeye aad u qurux badan
9 bil u ekoow adoon kiimiko isticmaalin
NEEYRUUS NATURAL WHETENING CREAM
FACE AND BODY
Waxaa kujira vitamino maqaarka qurxiya
Extra
Vitamin C
Vitamin E
ViTamin D
Whtening cream lahubo oo dabiici eh
Muqdisho waxaad kahelee
Muqdisho 0613652013
Whatapp 0613652013
Online kusoo dalbo oo isla hada hel
ama kasoo doono SHACNI NATURAL COSMETICS
Muqdisho degmada hodan kasoo horjeedka Haanta dheer
Wixii faafaahin eh laxiriir 0613652013

02/05/2022

CIIDWANAAGSAN

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadisho
252