Xarunta cafimadka

Xarunta cafimadka

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xarunta cafimadka, Health/Beauty, Muqdisho, Mogadishu.

21/09/2022

Ma tahay ruux ka cabanaayo ugxaan yari (OVARIAN FAILURE) oo ma laguu dhahay ugxaanta kugu yar hadaba waxaan kuu haynaa daawo ugxaan kuu kordhineyso oo ah daawo herbala aadna wax tar u leh wax badane kaa caawin doonta I.a tayadeedane lahubo wixi fah fahin dheeriya
nagala soo xiriir
WthsAAp👇👇👇+252 61 3288423

12/09/2022

makacabaneysaa ?
finanka wajiga
haraha wajiga
gududka wajiga
salida wajiga
Waxan ku heynaa dawo ad iyo ad ugu fcn waxa an kor ku so shegnay
Waxana ka hubnaa tayadeda wax tarkeda 100%
hadi ad u bahan tahay inaga sowac
+252612662686
ama what's up cod inoguso dub +252612662686
FG: Mel walba am gobwalba e ad jogto waan kugu keenayaa Insh aallah

07/09/2022

Madareentaa Dhabar xanuun Lafa xanuun Caga gubasho Murqo xanuun Jajab korkadhan ah Raganimadoo kugu yaraatay ama Biyobax dagdag ah ama Shahwadoo kaa imaan weyda ama kacsi la,aan iyo Barar Qaarka Dambe ah ama Caadadoo kaawareersan ama kaaba guurtay iyadoon lagaarin da'dii Caada guurka dhalma la,aan ama Dhicis (Dilan) kugu soo laalaabtay Gaas kaatagi waayay oo kudaashaday Qanjirka Raganimada oo kuxanuunaya (Prostate)
Saxarada oo kugu adkaata marmarna dhiig wadata ama Xab iyo Axalo Futada oo kucuncunta mararka qaar malawadka oo markaad saxaroo maagto banaanka yimaada

Hadaba waxaa macquul ah inuu kuhayo Baabasiirka Gudaha ama Dibada ee waxaan kuuhayaa Daawo Tayo sare leh oo kaa Dabargoyn doonta inshaa allaah ee igala soo xariir

Hiigsigeenu waa adoo bogsada iyo sumcadeenoo kor ukacda

WhatsApp ama +252612662686

24/08/2022

Dhagaxa Xameetida (Gallstones)?
Waxad naga soxariri karta Whats up +252612662686 ama wac 📞0612662686 melkatana wad kaso walban karta ✈️✈️✈️✈️✈️✈️
Xameetida waa xubin ku taala dhinaca midig ee qaybta sare ee caloosha, waana xubin sida kiishka oo kale u samesay, shaqadeeda ugu weyna ay tahay kaydinta iyo soo daynta dheecaanka Bayl waqti munaasab ah si dheefshiidka loo fududeeyo.

Waa maxay astaamaha? Dhagaxa xameetida

Waxaa laga yaabaa oo badanaa dhacdo in qofka ayna kasoo muuqan wax astaan ah, xanuunka ayaa ladareemaa marka uu dhagaxa xameetida xiro marinada. Dhaqtarkaaga marka aad soo booqato ayaa laga yaabaa in uu ka arko raajada dhagaxa ama waqti qaliinka caloosha laguugu sameynayo.
Mararka qaar ayaa astaamaha laga yaaba in ay kasoo muuqdaan dadka qaar. Astaamaha soo muuqan kara waxaa ka mid ah

Qandho

Xanuun lama filaan ah oo soo booda ah oo sii xoogeysanaya midigta sare ee caloosha

Cagaarshoow

Lalabo ama matag

Saxaro sida dhoobado oo kale ah

Indhaha ama maqaarka oo midabka jaale kasoo muuqda sida cudurka joondiska

Sidee looga hortagi karaa dhagaxa xameetida:

Xanuunka dhagaxa xameetida waa mid la maaraynkaro oo dhibaatada ku imaan karta qaab nololeedka la xakamayn karo, Sida ugu wanaagsan ee lagu yareyn karo amaba hoos loogu dhigi karo in dhagaxaan uu ku sameymo xameetida waxaa ka mid ah

Cun cuno dheelitiran oo haka boodin waqtigooda

Cab biyo kugu filan adigoo ku dadaalaya in aad qaadato xadi kugu filan

Miisaankaaga oo halmar hoos loo rida waxa ay tahay wax yaabaha aad u saacida in dhagaxaan uu samaysmo

F.G WAXAAN KU HEYNAA DAAWOOYIN ORGANIC AH OO dhagaxa xameetida
Gabi ahaanba kaa zuulinaaya wax dhibato ahna malahan
Talo iyo daaweyn isla socda inoogu imow meel kasta oo aad caalamka

21/08/2022

Matahay qof laxanuunsan
*)Gaas,
*)Sokor,

*) Dhiigkar,
*) caado wareer,
*) Taranka oo dhibaata kaa haysato, Ragnimadaadii oo yaraato,
*) kilyaha oo dhagax kaaga jira,
*) luga xanuun, lafa xanuun, jilbo

xanuun,
*) Kansar (Cancer)
*) Buro

waxaan kuu haynaa daawooyin dabiici ah oo tayo leh insha'allah taladana allahay talasaaro.

Nabiga SCW uu yiri:- “Illahay cudur masoo saaro ilaa uu daawadiisana soo dajiyo"

OGOOW CAAFIMAADKU WAA HANTIDAADA

jawaab tadu haday haa tahay

Nagala soo xariir whats u+252612662686

19/08/2022

👉WhatsApp: wa.me/+252612662686
Maxay Gale (Varicocele)?

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele".

sababa xanunkan?
Waxa sababa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.
Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

lagu dareemo
- Bararka arooriyayaasha xuubka xaniyaha.
- Dhalma la'aan.
- Xaniinta oo xanunta.
- Culeys dhanka xaniyaha.


Waxaa lagu xaliyaa si fudud qaliin la'aan, laxidhiidh nambarka hoos ku qoran...InshaAllah.

Whatsappka: wa.me/+252612662686 📞 Phone Call: 0612662686

17/08/2022

Sida ugu fiican ee loo daaweeyo finanka wejiga?

Dadka qaba finanka wejiga waxay la kulmaan boqollaal shay, oo isugu jira kareem iyo waxyaabo kale, oo loo sheego in ay saaraan finanka.

Qiimahoodu wuu kala duwan yahay, qof kastaana wuu iibsan karaa.

Balse muxuu yahay, nooca ugu wanaagsan oo aad raadin lahayd, sideese ku garaneysaa nooca daawada u ah finanka?
SPERULINA waa daawo dabiici ah soona martay tijaaboyin caalami ah
waxey sitoos ah ula falgashaa (u suulisaa) xasaasiyada Nuuc kasta ey tahay
sida xasasiyada ku dhacda 👉 wajiga gudaha dhuunta indhaha.

Sideen kuheli karaa ?

Fadlan laxiriir numberkaan wtsapp or call

+252 612662686

17/08/2022

Ma tahay ruux ka cabanaayo ugxaan yari (OVARIAN FAILURE) oo ma laguu dhahay ugxaanta kugu yar hadaba waxaan kuu haynaa daawo ugxaan kuu kordhineyso oo ah daawo herbala aadna wax tar u leh wax badane kaa caawin doonta I.a tayadeedane lahubo wixi fah fahin dheeriya
nagala soo xiriir
WthsAAp👇👇👇+252 61 2662686

17/08/2022

👉 WhatsApp: wa.me/+252612662686
Maxay Gastritis"Gass-Caloleed"

Waa caabuq ama boog ku timaadda dahaarka caloosha. Waxaa uu u noqon karaa mid si degdeg ah u dhaca (acute) iyo mid dabadheeraada(chronic).

sababa gasric(gastritis)?
●Isticmaalka alcoholka
●In badan inaad mantagto
●Stress ka
●In aad in bdn gaajooto
●In aashatada calooshu ayna dheeli tirnayn
●In cuntada xawaashka badan la isticmaalo (spicy)
●Inaad isticmaasho daawooyinka layidhaah anti-inflammatory drug sida asprin ta.
●Helicobacter pylori (H. pylori) waa bakhtitire (bacteria) ku nool xuubka (mucus) ku dahaaran caloosha.

lagu garto gaaska(gastritis)?
●Labolabo.
●Mantag.
●Laabjeex.
●Mantag dhiig la socdo.
●Inuu soo noqnoqdo xanuun xagga caloosha ah sidii nabar oo kale.
●Caloosha oo dibbirta, apitet xumo iyo miisaanka oo yaraada.

loo ciribtiri karaa khatarta gaaska?
"Mid unn xususnow daawo chemical ah waxba kaama ciribtireyso ee haysku daalin, waxad u baahan tahay daawoyinka food supplements si aad iskaga ciribtirto..InshaAllah ".

F.G: Cudurkan waa la ciribtiri karaa muddo ugu badnan ah 3-bilod hubatin ahan hadad la taliyahaga caafimad isku xirto.
Hadaba meelwalba aad joogto si laguu caawiyo laso xiriir:
👉 WhatsApp: wa.me/+252612662686

wa.me

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Muqdisho
Mogadishu
WARTANABADA

Opening Hours

08:50 - 08:51