premeirliga this sison

premeirliga this sison

Share

EPL

28/06/2023

Arsenal ayaa dalab cusub oo rasmi ah ka gudbisay Declan Rice kadib dooqa West Ham oo ah in ay diido £80m oo lagu daray dalab £10m ah oo ay kaga timid Man City 🚨⚪️🔴

Dalabkii seddexaad ee Arsenal ayaa hadda miiska u saaran £ 100m oo lagu daray £5m oo lagu daray,

West Ham, ayaa sugaysa in ey ka dhagaysato Man City ayagane dalabkooda.

-ugaaska

28/06/2023

Kuwa baxay
✅ N’Golo Kante
✅ Kovačić
✅ Koulibaly
✅ Mendy
✅ Ziyech
✅ Havertz
✅ Loftus-Cheek

kuwa wada hadalka usocdo
⏳Mason Mount
⏳Christian Pulisic
⏳Trevoh Chalobah
⏳Romelu Lukaku
⏳Cesar Azpilicueta
⏳Aubameyang
⏳ Hudson-odoi

Kuwa laga yaabo bixitaan kooda
❔Conor Gallagher
❔Marc Cucurella
❔Kepa Arrizabalaga
❔Armando Broja
❔Ian Maatsan
❔Baba Rahman
Chelsea cusup aya bilaaban rabto xili ciyaareedkaan.

- ugaaska

28/06/2023

Qof kasta oo islaam ah rabbi haka aqbalo acmaashii quruxda badneyd ee uu maanta shaqeystay, qof kasta oo islaam ahna rabbi ha u ajiibo ducadiisa, daruuf kasta oo haysatana rabbi haka dulqaado.

Waxaan ummada muslimiinta ah ugu hambalyeyneynaa munaasabada weyn ee Ciidul Adxa, rabbi ha innaga yeelo kuwii si qurux badan uga faaidaysta maalintaas farxadda badan,

Si qurux badan ugu raaxaysta maalintiina.

Photos from premeirliga this sison's post 27/06/2023

Buurta carrafa maanta waxa taagan in ka badan laba milyan oo qof oo muslimiin ah, oo ay ku jiraan in ka badan 11kun oo Soomaali ah.

Yawmul-Carafa waa maalinta ugu qaayaha iyo qiimaha badan maalmaha adduunka oo dhan.

Rabbi dhammaanteen ha innaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inoo denbi dhaafo.🤲

27/06/2023

DEG-DEG 🚨Dukaanka Manchester United ayaa la xiray hadda sababtoo ah waxaa bilaawdeen mudaaharaadyada loogu soo horjeeda qoyska iska leh koo ee Glazers waxaana laga baqayaa in taageerayaasha caraysan ay dhibaatooyinka gaystaan.

27/06/2023

🚨Breaking: chelsea ayaa heshiiska shaqsiga la gaartay caicedo.(Fabrizio Romano)

-Liilweyne

27/06/2023

🚨 talabada xigta ee Chelsea qaadi doonto waa iney ibiso xidigo kale oo badan :

:Azpi oo qandaraaskiisa la joojinaayo,, Pulisic, Auba, Gallagher Chalobah, dhamaantoda dalab ugu fican ayey Chelsea ku iibin doonta,( 🔵

27/06/2023

Kooxda Westham ayaa soo diidday dalabki Man City ee ahaa £90m [80m+10] ay ku dooneesay Declan Rice.

[Fabrizio Romano]

24/06/2023

Qeybta ugu muhiimsan ee baaritaannada caafimaad ee Nicolas Jackson ayaa dhici doona maanta, Chelsea ayaa ugu dambeyntii hubin doonta heshiiska ay kula jirto Villarreal kaaso ah saxiixa Nicolas oo ku kacaya 37M euro ah. 🔵

Heshiiska ayaa la soo gabagabeeyay jimcihii waxaana hadda lagu wadaa in warqadaha la saxiixo iyadoo Jackson loo soo bandhigi doono qandaraas cusub oo ku kacaya wakhti dheer. [Fabrizio Romano]

20/06/2023

𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋: Chelsea ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Christopher Nkunku ayagoo ka saxiixday heshiis 6 sano ah. 🔵🎈

14/06/2023

🚨 BREAKING : Arsenal ayaa soo gudbisay dalab koda ugu horeyey ee saxiixa Kai Havertz. (David_Ornstein)

- lio

14/06/2023

🚨 BREAKING : Chelsea ayaa diiday dalab £40m ah oo kaga yimid kooxda Manchester United waxey ku rabeen Mason Mount. ()

-mk

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Xamar
Mogadishu