Dayax Online Market

Dayax Online Market

Share

Farxadaada ayaa muhiim noo ah.

24/01/2024

𝐒𝐀𝐀𝐃𝐀𝐀𝐋𝐈 𝐍𝐀𝐓𝐈𝐈𝐉𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑𝐓𝐀 Galabta dhexmari doonta xulalka Galmudug iyo Gobolka Banaadir kuna guulayso 𝟭0$.

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚
1. Post-ga share dheh
2. Post-ga like saar
3. Page-ka follow dheh
4, hadii rigooleyaal leysla aado waa inaad saxdaa natiijada 90-ka daqiiqo iyo mida rigooreyaasha.
5. Saadaalintu waxay ku egtahay daqiiqada ciyaarta la baaso.
Qofka ugu horreeya ee saxa natiijada ciyaarta fuliyana shuruudaha ayaa noqon doona guulaystaha.

𝗦𝗶'𝗮𝗮𝗱 𝗺𝗮𝗿𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘂 𝗻𝗼𝗾𝗼𝘁𝗼 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗵𝗼𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗳𝗮𝗮'𝗶𝗱𝗲𝘆𝘀𝘁𝗮 𝗮𝗯𝗮𝗮𝗹𝗺𝗮𝗿𝗶𝗻𝗮𝗱𝗮 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴𝗲𝗲𝗱 𝗲𝗲 𝗸𝘂 𝘅𝘂𝘀𝗮𝗻 𝘀𝘂'𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝘂𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗮𝗻𝗱𝗵𝗶𝗴𝗶𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼 𝗽𝗮𝗴𝗲𝗸𝗮𝗮𝗻, 𝗳𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗹𝗶𝗸𝗲 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗼 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗳𝗼𝗹𝗹𝗼𝘄𝗲𝗿𝘀-𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻.

09/01/2024

𝐒𝐀𝐀𝐃𝐀𝐀𝐋𝐈 𝐍𝐀𝐓𝐈𝐈𝐉𝐀𝐃𝐀 𝐂𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑𝐓𝐀 Galabta dhexmari doonta xulalka Hirshabelle iyo Jubaland kuna guulayso 𝟭0$.

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚
1. Post-ga share dheh
2. Post-ga like saar
3. Page-ka follow dheh
4. Saadaalintu waxay ku egtahay daqiiqada ciyaarta la baaso.
Qofka ugu horreeya ee saxa natiijada ciyaarta fuliyana shuruudaha ayaa noqon doona guulaystaha.

Kamid noqo saaxiibada ku xiran page-kan si aad marwalba nasiib ugu yeelato abaalmarinada aan bixino.

06/03/2023

Dayax Online Market 𝟬𝟲𝟭𝟮𝟴𝟲𝟵𝟲𝟰𝟴
𝐗𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐨𝐨𝐬𝐡𝐚.

13/02/2023

Garan jilicsan OO jirka u wanaagsan qiimihiisuna raqiis yahay.

11/02/2023

𝐈𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐦𝐢𝐢𝐥 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐞𝐞𝐫𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐪𝐮𝐫𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐫𝐚𝐟𝐭𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐫𝐤𝐚.

Kadalbo whastappka hoose ama 0612869648.

08/02/2023

Hada dalbo si'aad caloosha u jarto, kana midnoqoto macaamiisha aan ka caawinay jarista caloosha. Kadalbo whastappka hoose ama nagasoowac 0612869648. 𝐅𝐫𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐥𝐢𝐯𝐞𝐫𝐲

25/01/2023

𝐖𝐚𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐚𝐛 𝐤𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐛𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐢 𝐱𝐨𝐰𝐥𝐢 𝐚𝐡 𝐮𝐭𝐮𝐮𝐫𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢 𝐎𝐎 𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐞𝐥

𝙒𝙖𝙖 𝙛𝙧𝙚𝙚 𝙙𝙚𝙡𝙞𝙫𝙚𝙧𝙮
(𝙠𝙚𝙚𝙣𝙞𝙨 𝙗𝙞𝙡𝙖𝙖𝙨𝙝 𝙖𝙝)

Dayax Online Market 𝟬𝟲𝟭𝟮𝟴𝟲𝟵𝟲𝟰𝟴

07/01/2023
18/12/2022

Adoo kan helikara calool haka walwalin.

Zuunkii lawada sugayey,

Taabo WhatsApp-ka hoose ama 0612869648

16/12/2022

Dalab cusub iyo Alaabo cusub dhawaan filo badeecooyin cusub.

Cuseyb, cuseyb, cuseyb.

03/12/2022

Qiimodhimista ayaa ku eg ilaa 15 bishan.

0612869648. Calool yareeye.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Bakaaro Howlwadaag
Mogadishu
00000

Opening Hours

Monday 06:00 - 00:00
Tuesday 06:00 - 00:00
Wednesday 06:00 - 00:00
Thursday 06:00 - 00:00
Friday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 00:00
Sunday 06:00 - 00:00