Sadia Secret Beauty Shop

Sadia Secret Beauty Shop

Share

caafimaadka lafaha vitaminadkii ugu dabeyey oo kor u qaadaya qurxdada iyo caafimaadka.

Sadia Secret Beauty Shop ugu imow qurxin & caafimaad isla socda aalab tayo leh oo laga Keenay dalka Germany, sida qurxinta maqaarka ,timaha ,cidiyaha iyo wajiga .

Weheliye App - Apps on Google Play 22/05/2025

Waxaan halkaan idinkula wadaageynaa “Weheliye App” oo ah app ay gabdhaha Soomaaliyeed ka helayaan aqoon iyo tallooyin muhiim ah oo ku aadan sida loo ammaansado baraha bulshada, loogana gaashaanto khataraha ay kala kulmaan baraha bulshada iyo guud ahaan online-ka iyo tijnoolijiyada casriga ah. Kula soo deg telefoonkaaga adigoo ku dhufanaya link-yada hoose:

Kala Soo Deg Play Store-ka (SAMSUNG): https://play.google.com/store/apps/details?id=com.mycompany.weheliyeapp

Kala Soo Deg App Store-ka (IPHONE): https://apps.apple.com/us/app/weheliye-app/id6743772138

MAHADSANIDIN,
Ururka Xuquuqda Suxufiyiinta Haweenka Soomaaliyeed (SOWJRA)

Weheliye App - Apps on Google Play

Photos from Naani Kaambo Production's post 16/01/2025

Allaha u naxariisto ducadana u aqbalo walaasheyn Farhiya qoyska, ,ehelka & asaxaab intii ay ka geeriyootay & bulshada ka samir siiyo.

Photos from Sadia Secret Beauty Shop's post 21/08/2022

Dukaanka Sadia secret Beauty Shop oo ku yaala dalka Sweden wuxuu dalka idiin. Keenay hair vitamin oo aad tinta korinaya dheeraynaysa mudo bil gudaheeda ah, wa vitamin guntada hoose Ka soo nafaqeynaya tinta caafimaad siinaya aad u dheeranaya yaan laga dhamaysan Ka soo gaar dadkii horey u dalbaday Kala soo Xariir .0618371564 wa damanaad waxa laygu sameeyey dalka dalaalka Yurub.

08/06/2022

Pro collagen Plus+ wa cream original wuxu kaa qaadaya mad madowga , haaraha wuxuu Ka hortagayaa da,ada ,gaduudka wuxuu kuu cayilinaya wuuw noolaynaya unugyada wajiga .wuxuna qoynayaa maqaarka wajiga .Kala Soo Xariir 0618371564 .

20/05/2022

Rescue cream Dr.organic waxa lagu sameeyey dalka Holand , wajiga ayuu kuu cayilinaya , wuxuu Ku siinaya cadaan dabiicii ah ,wuxuu kaa bixinaya madmadowga wuxuu Ku siinaya dhalaal soo jiidaaho ah labeeny wajiga ayuu soo celinaya. Kala Soo Xariir Sadia Secret Beauty Shop.0618371564
Wa original .ogaysiis waxa jira copy Iska jir cream damaanad ayuu leeyahay.

20/05/2022

Revitalab + superfoof collagen wa cream collagen ah wajiga Kuu cayilinaya ,madmadow Ka bixinaya waijiga Ka saaraya jactadka & duub hadii wajiga Ku jiro wa nafaqo dhamaystiran iftiin & dhal dhalaal Ku siinaya . Wa habeen & maalin waxa lagu farsameeyey Yurub wa original Kala Soo Xariir Sadia Secret Beauty Shop .0618371564.

16/03/2022

Beauty Kur , wuxuu kaa soo qurxinaya gudaha ,wuxuu qurxinaya maqaarka cidiyaha & timaha , wuxuu Ka kooban yahay collegen, zink, E, B1 B2 A , biotin , retinol & madoonyin kale oo aad u wax tar leh ,wuxuu kaa dhigaya xalay dhalay ,waxaa lagu sameeyey Germany ,waxa kale kaa qaadaya caajiska lafa xanuunka ,daalka wuxuu ku siinaya tabar wayo wuxuu Ka sameysan yahay collegen la raaciyey madoonyin ku qurxinaya maqaarka wuxu noqonaya mid aad qurux badan soo jiidaaho leh .

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu