Abukar Mustaf Abukar
MALAHAN
Malabka waa Malab Cade laga keenay Tiyeegloow oo Damaanad leh
Faaidooyinka Malabka laga helo waxaa ka mid:
1. Wuxuu u fiican yahay Beerka.
2. Wuxuu ka qeyb qaataa bogsashada Maqaarka.
3. Jirka inuu ka saaro Sunta ku jirta.
4. Wuxuu ka qeyb qaataa shaqada wadnaha.
5. Wuxuu saacidaa dheefshiidka.
6. Malabka wuxuu yareeyaa Cadaadiska dhiiga aad ayuu ugu fiican yahay dadka qaba xanuunada Kolostoroolka iyo Dhiig karka
7. Malabka wuxuu isku dheeli tiraa Sokorta jirka ku jirta.
8. Malabka wuxuu u fiican yahay infection ka iyo caawo wareerka.
9. Malabka wuxuu u fiican yahay hooyada umusha.
10. Malabka wuxuu u fiican yahay Taranka Ragga iyo dumarka.
11. Malabka wuxuu u fiican yahay qunfaca Carruurta iyo dadka waa weyn.
FG: Macaamiil Malabka wuxuu leeyahay damaanad 100% waxaad nagala soo xariiri kartaa 0615394932 ama WhatsApp #
Shaxaad socda
Si daacadnimo lahayd, ku Astaysnayd Daljir, diin-jir iyo duni-jirnimo ayuu walaalaheen Falastiin ugu hiiliyay Ra'iisal wasaare Hamza Abdi Barre.
Taariikh ayaa looga xariiqay qadiyaddaan.
Macruuf Xaaji
Category
Telephone
Website
Address
MALAHAN
Mogadishu
MALAHAN
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Abukar Mustaf Abukar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.