Fursad shaqo abuur
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Fursad shaqo abuur, Health/Beauty, Baidoa, Mogadishu.
05/09/2021
https://youtu.be/Qpk2H_bk9H0
Yaadilay ikraan tahliil
Hooyada ikraan oo afka furatay
Sheegtayna in ay gabadheeda aysan dilin shabaab ay kumaqantahay NisA
Ikraan hooyadeed o afka furatay shegtayna in aysan gabadheda dilin alshabab Fadlan hadii ay tahay dawashadaadi ugu horeysay channaka subscribe saar gambaleelkaFuro si aad unoqoyo daawadihi ugu horeeyay ee uugaaro muqalkeena Mahadsani...
19/11/2020
Kuso dhowow data internet an ka dhamaanayn adiga o gurugaaga ama goobtaada shaqo jooga si otomatik ah ki hel mahadsanid laka so dag playstorka appka shfici data mahadsanid
14/01/2020
waa daawadii ilkaha waxee na disha becteria da sida quumanka/af-urka/cirid dhiiiga kana sameysan dacar ilka wayku nadifinaysa wana ku cadaynaysa wana la isku huba tayadeda waxa lagu farsameyay maraykanka
Goobta muqdisho
Kagala so xirir
WhatsApp ka ama nagaso wac ama imo
0612483636
0615145236
03/12/2019
26/11/2019
maku dhibay bacteriyada hpylori ama gaaska
waxan kuu hayna Aloe vera gel
wa sharab aad cabayso mudo kobana ad kaga bogsan dooto haduu allah yirahda gaaska
kadalbo mogadidho 📞0612483636
BAYDHABO☎0615145236
26/11/2019
kuso dhowow companga wayn ee forever living prodect
waxan ku hayna dawadi ad ubahnay
1 sambabada
2 feeraha
3 caloosha
4 jilba hanuunka
5 murqo hanuunka
intuba waa diyar
fadlan kadalbo (fursad shaqo abuur )
and qurux bilaa shoping onlyn
baydhabo 📞call 0615145236
☎whatsap
mogdisho 📞call0612483636
☎whatsap
fadlan shere like and comment
isku day in ad wada marto shuruudaha
shaqo wacan
25/11/2019
madanaynaysaa in ad mudo kooban ku cayisho ama mizaankagu ukordho ?
maku dhibtay caato nimo?
madhibsatay magacyada ay dadka qaar kuugu wacan sida ruqane qafiifow iyo kuwo kale?
haday jawabtadu tahay haa fadlan
commpanga forever prodect wuxu ku keena canaha miizankordhinta
wixi faafaxin inta dheer kala xiriiir
whatsapka ☎📲+252615145236 baydhabo
Ama ☎📲0612483636 mogadisho
fadlan shere gare postigan like and comment
fadlan hubi in ad martay shurudaha
mahadsanid
25/11/2019
ALOE MOISTURIZING LOTION Waa LOTION dabiici ah oo laga sameeyey Geedka dacarta kaaso loogu Talagalay Dadka Wejiga Qalaylka Leh Ama Dry waana Qurxiya Guud. Hadaba Ha moogan Inaad isticmaasho ALOE MOISTURIZING LOTION Hadda Waa idiin Diyaar.
Waxaad ka Heleysaa Heersare Online Market Ama kala xidhiidh 📞 +252-0612483636 ama 0907701348 ama 0615145236
Free Delivery📮 ✈ 🚌
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Baidoa
Mogadishu
15416801