Caafimaad.com1

Caafimaad.com1

Share

Daryeelka caafimadkaga โœ…
Waa mudnanteena walalo
Hadeesan caafimaad jirin nololi majirto

04/02/2025

Dhin miisaankaaga ๐Ÿ‘‡
Kulaha cuntada iska kala yare haku naxinee

Balse adigo cuntadada wata ba caloshan facaga karebta laga jari kara walal

Hada Dalbo ๐Ÿ›’Hadda Hel
Whats app http://wa.me/+252619623636
๐Ÿš Free Delivery. โ“‚๏ธ Muqdisho
โœ… Hargeysa โœ… Burco โœ… BarBara โœ… Borama โœ… Lasanod
โœ…Garowe โœ… Galgacyo โœ… Beydhabo โœ… Bosaaso โœ… Kismayoโœ…Cadaadoโœ…Goldogobโœ…Jigjigaโœ…djiboutiโœ…Nairobiโœ…kambalaโœ…Over the wolrd.

04/02/2025

๐—ฆ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ต๐—น๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ผ๐—ด๐˜€๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐—ด๐—ณ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐˜‚๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ.
๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ธ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ฏ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ.
si sahlana kaga bogsoo.
Waxaa si lamid ah heynaa, Kaniini iyo product kale aan ugu talo galnay xanunka ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ.๐Ÿ‘ˆ
๐ŸŽ ๐–๐š๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐Ÿ’ฐ๐‚๐š๐ฅ๐ฅ๐Ÿ‘‰ +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿฒ๐Ÿฎ๐Ÿฏ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฒ
๐Ÿ›’HADDA DALBO | ORDER NOW๐Ÿ‘‰ | mogadishu
Whatsapp-ka https://wa.me/+๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿฒ๐Ÿฎ๐Ÿฏ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฒ
Whatsapp-ka https://wa.me/+๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ17461470
_________FREE DELIVERY & CARGO __________
Wixii macluumaad ah wac โ˜Ž๏ธ โ€ฌ+๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿต๐Ÿฒ๐Ÿฎ๐Ÿฏ๐Ÿฒ๐Ÿฏ๐Ÿฒ

29/12/2024

Macmiil sodhawow kani waa qayb kamidah
Natiijoyinka heeno iyo faaiidoyinka sprulina ledahay oo so gudbinay.
Natiijoyinkaa kaheleso waxsoosarkeena cajiibka๐Ÿ‘‡
Haraha,finanka,Gadgududka wajiga kuyimada.

Hada Dalbo ๐Ÿ›’Hadda Hel
Whats app http://wa.me/+252 61 9623636
๐Ÿš Free Delivery. โ“‚๏ธ Muqdisho
โœ… Hargeysa โœ… Burco โœ… BarBara โœ… Borama โœ… Lasanod
โœ…Garowe โœ… Galgacyo โœ… Beydhabo โœ… Bosaaso โœ… Kismayo

22/12/2024

Ma dareemaysaa tamar-yaraan, jirkaaga difaaciisa oo hoos u dhacay, mise waxaad rabtaa caafimaad dabiici ah oo wanaagsan? ๐ŸŽฏ

Waa Maxay Spirulina?
Tiens Spirulina waa superfood dabiici ah oo hodan ku ah nafaqooyinka muhiimka ah sida:
โœ… Protein: Wuxuu dhisaa murqaha oo kaa caawinayaa jir dhis wanaagsan.
โœ… Vitamins & Minerals: Waxay kor u qaadaan tamarta iyo caafimaadka guud.
โœ… Antioxidants: Waxay jirka ka nadiifiyaan sunta oo kaa difaacaan gabowga iyo cudurrada.

Maxay Ka Caawin Kartaa sprulina?๐Ÿค”
โœจ Waxay kordhisaa tamartaada maalinlaha ah.
โœจ Waxay hagaajisaa dheefshiidkaaga.
โœจ Waxay sare u qaaddaa difaaca jirkaaga.
โœจ Waxay kaa caawisaa caafimaadka maqaarkaaga oo kaa dhigta mid ifaya oo nadiif ah!

Sidee Loo Isticmaalaa?
๐Ÿ‘‰ 2 ilaa 3 kiniin maalin kasta
F:g (haddii dhakhtar uusan talo gaar ah ku siin).

Ma rabtaa caafimaad wanaagsan oo dabiici ah?
Ku dar Tiens Spirulina noloshaada maanta!
๐Ÿ“ž Nala soo xiriir si aad uga faaโ€™iidaysato dalab gaar ah: [Lambarkaaga WhatsApp].๐Ÿ‘‡
+252 61 9623636๐Ÿคณ ๐Ÿ‘ˆ
๐Ÿ’ก Qiimo-dhimis gaar ah maanta oo kaliya!โ€

Photos from Caafimaad.com1's post 22/12/2024

๐™Œ๐™„๐™„๐™ˆ๐™Š ๐˜ฟ๐™ƒ๐™„๐™ˆ๐™„๐™Ž ๐˜ฝ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ๐˜ผ๐™๐˜ผ๐™‰ 25%
|20_30 ๐˜ฟ๐™€๐˜พ๐™€๐™ˆ๐˜ฝ๐™€๐™|

Macmiil ka faideysi wacan.

Dhamaan Adeegyada Caafimaad:
โœ…Cell rejevulation
โœ…Sprulina face
โœ…Zinc
โœ…Grape
โœ…Chitosin
โœ…Lipid metapolic tea
Qiimo dhimistaan waxey ku egtahay 30 December 2024.
๐Ÿ“ž Wac hadda: 61 9623636

09/12/2024

Daryeelka caafimdkaga wa inoo muhiimโœ…
Bishaaro Bishaaro dhamaan macaamisha ku xiran page kan waxay fursad u heli kartan in aad kafaidesan karto qiima dhimista aanu kusamenay dawooyinka aana soodalban kartaan daawooyinka ''xanuunada sida:'
โ˜‘๏ธGalaha.
โœ”Neerfaha ''
โœ”macaanka ama sokorta
โœ”Dhiikarka ''
โœ…Biyo baxa dagdagah
โœ…Dhalmo la'aanta ama eeba kagurtay .
โœ”baa basiirka
โœ”Caado wareerka Dumarka'
โœ”Gaas teriga'''
โœ”Qufaca''zaaidka' ''
โœ”Xasaasida ''
โœ”FINANKA wejiga,Haraha,gadgududka'' Rag iyo Dumarba''

''Goob kasto aad jogto wey kusoo gaareyaa
Dalabkaaga macmiil''
Hada Dalbo ๐Ÿ›’Hadda Hel
Whats app http://wa.me/+252 61 9623636
๐Ÿš Free Delivery. โ“‚๏ธ Muqdisho
โœ… Hargeysa โœ… Burco โœ… BarBara โœ… Borama โœ… Lasanod
โœ…Garowe โœ… Galgacyo โœ… Beydhabo โœ… Bosaaso โœ… Kismayo

09/12/2024

๐™•๐™ž๐™ฃ๐™˜ ๐™˜๐™–๐™ฅ๐™จ๐™ช๐™ก๐™š๐™จ

Faa'iidooyinka

1. Kordhinta Difaaca Jirka

Zinc wuxuu gacan ka geystaa hagaajinta nidaamka difaaca jirka, isagoo kaa caawinaya inaad iska difaacdo cudurrada iyo caabuqyada.

2. Bogsiinta Nabarada

Wuxuu dedejiyaa bogsashada dhaawacyada, isagoo gacan ka geysanaya soo kabashada caafimaadka iyo unugyada.

3. Kor u Qaadida Caafimaadka Maqaarka iyo Timaha

Wuxuu hoos u dhigaa finan iyo xaaladaha kale ee maqaarka, wuxuuna kor u qaadaa caafimaadka timaha.

4. Hagaajinta Shaqada Maskaxda iyo Fejignaanta

Zinc wuxuu muhiim u yahay shaqooyinka neerfaha, taasoo wanaajisa feejignaanta iyo awoodda waxbarashada.

5. Caawinta Taranka iyo hormoonada

Zinc wuxuu muhiim u yahay ragga iyo dumarka labadaba, isagoo hagaajiya taranka iyo shaqada unugyada shahwada caado wareerka iyo hagaajinta hormoonada

6. Kor u Qaadida Dheef-shiidka iyo Tamarta

Wuxuu hagaajiyaa shaqada dheef-shiidka, taasoo ka caawisa jirka in uu si fiican u nuugo nafaqooyinka kale.

Waxaad kaheli karta number whats app๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
61 9623636 ๐Ÿคณ๐Ÿคณ๐Ÿคณ๐Ÿคณ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ’ป

25/11/2024

Lipid metapolic tea waa shaah Herbal ah waxaana Laga sameyey 6 geedo Oo dhiirteena dabiiciga ah wuxuuna awooda xanuun kasta jidhkega ku jiraa inuu ka dhaqoo:
Wuxuu ka Hortaga kansarka ku dhaca madhaciirta, Wuxuu ka Hortaga Kolesterool_ka iyo cudurada wadnaha.
Waxay Uu fiican tahay maqaarka.
Waxay fiican tahay dheefshiidka .
Waxay Hormarisa habdhiska wareega dhiiga . Dadka intaa badan xanuunada Uu Nugul Waxay ka Hortaga xidiida iney dufaan xiraan,

Yaa La siin karaa? Oo Uu ku haboon yahay!!
Wuxu ku habonyahay dadka qaba xanunada๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

โœ…w๏ธuxuu dawoo Uu yahay Gaas calooledka โœ…๏ธwuxuu dawoo Uu yahay macaanka .
โœ…w๏ธuxuu dawoo Uu yahay dhiikarka.
โœ…w๏ธuxuu dawoo Uu yahay babaasirka.
โœ…๏ธwuxuu dawoo Uu yahay Neerfaha
โœ…w๏ธuxuu dawoo Uu yahay xasaasiyada
โœ…๏ธuxuu dawoo Uu yahay calool fadhiga
โœ…w๏ธuxuu dawoo Uu yahay ifekshiinka
โœ…๏ธuxuu dawoo Uu yahay galaaha.
Waa dawoo tayadeeda La hubo allna bukaano badan ku cafimatay WhatsApp 61 9623636

11/11/2024

๐Ÿ’ฅ๐” ๐†๐€๐€๐‘ AH ๐‘๐€๐†๐†๐€๐Ÿ’ฅ
๐๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐ค๐š waa qanjir yar oo qiyaastiisa ama xajmi ahaan la'eg miraha looska, wuxuuna soo saaraa dareere siman ah, kaas oo nafaqeeya oo qaada ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐ฐ๐š๐๐š ama ๐›๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ragga.

๐–๐š๐š ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐œ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ ๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐œ๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ช๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐ค๐š?

Haddii aad leedahay ama aad isku aragto qaar ka mid ah calaamadaha soo socda, waxaa suurtagal ah in aad la dhiban tahay cudurka prostate-ka:

โ€ข In ay kugu adkaato ama ay dhib kugu noqoto bilaabista kaadida.

โ€ข Dareeridda ama socodka kaadida oo aad u gaabisa marka qofka uu kaadinayo.

โ€ข Kaadi badan ama kaadiidada oo badata, ama inaad si degdeg ah ugu baahato inaad kaadido.

โ€ข In kaadida kaa soo baxdo markaad kaadido ka dib, ama markaad suuliga ka soo baxdo.

โ€ข In aad mar kale u baahato inaad kaadiso, adigoo isla markaa ka soo baxay musqusha ama soo dhammeystay xaajadaada.

โ€ข Adigoo aan dareemin in kaadi ku heynin, haddana waxaad dareemeysaa in ay kaadi ku heyso ama aad rabto in aad suuliga tagto.

โ€ข Gubashada ama ololka kaadida ka dib ama inta aad kaadineyso.

โ€ข Kaadida oo yeesha midabka casaanka ah ama dhiig ku jiro.

โ€ข Marka qofka uu soo kaadsho ka dib, waxaa uu dareemaa in wali aysan faaruqin kaadi haysto ama ay wax ku dhimman yihiin.

Haddii aad leedahay calaamadaha aan soo sheegnay, waxaa laga yaabaa in aad la dhiban tahay ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ช๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐คa.

Sidoo kale, waxaa suuragal ah in aad leedahay calaamadahaas balse aanad qabin cilladda ๐ช๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฌ๐ญ๐š๐ญ๐ž-๐ค.

๐˜ฟ๐˜ผ๐˜ผ๐™’๐˜ผ๐˜ฟ๐˜ผ ๐˜พ๐˜ผ๐˜ผ๐™’๐™„๐™Ž๐˜ผ ๐™Œ๐˜ผ๐™‰๐™…๐™„๐™๐™†๐˜ผ ๐™‹๐™๐™Š๐™Ž๐™๐˜ผ๐™๐™€-๐™†๐˜ผ๐Ÿ’Š

๐˜”๐˜ฆ๐˜ฅ๐˜ข๐˜ญ๐˜ฉ๐˜ฆ๐˜ณ๐˜ฃ ๐˜—๐˜ณ๐˜ฐ๐˜ด๐˜ต๐˜ข๐˜ต๐˜ฆ ๐˜š๐˜ถ๐˜ฑ๐˜ฑ๐˜ฐ๐˜ณ๐˜ต waa daawo kaa caawineysa guud ahaan cilladaha aan kor ku soo sheegay.

Nagala soo xiriir ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://wa.me/+252 61 9623636
Dr kutuqususay kacawinayo

Photos from Caafimaad.com1's post 16/10/2024

๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐.๐œ๐จ๐ฆ๐Ÿ waxay leedahay badeecado loogu talagalay inay kor u qaadaan caafimaadka guud, oo ay ku jiraan kuwa taageera shaqada taranka ee ragga iyo dumarka

๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐.๐œ๐จ๐ฆ๐Ÿ dhaqatiirteeda waxa aay kaa caawin doonaan si aay kur ugu soo qaadaan iyagoo isticmaalaya xirfadooda

1. Nafaqada iyo dheellitirka hormoonnada: Badeecadaha ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐.๐œ๐จ๐ฆ๐Ÿwaxa ku jira fiitamiinno iyo macdanno dabiici ah oo kor u qaadi kara dheellitirka hormoonnada

2. Kobcinta caafimaadka shahwada iyo tayada unugyada taranka: Ragga dhalma la'aanta la ildaran, badeecadaha Tiens sida kuwa xoojiyo difaaca iyo unugyada shahwada ayaa faaโ€™iido u yeelan kara. Waxay ka caawin karaan tirada iyo tayada shahwada inay sare u kacdo.

3. Kobcinta shaqada ugxan-sidayaasha: Dumarka dhibaato ku qaba dhalmada, badeecadaha ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐.๐œ๐จ๐ฆ๐Ÿee hormoonnada dheellitiraya iyo kuwa kobciya caafimaadka hab-dhiska taranka ayaa taageero siin kara ugxan-sidayaasha, taasoo sare u qaadaysa fursadda uur qaadista.

4. Hagaajinta wareegga dhiigga: Caafimaadka taranka waxaa saameyn ku leh wareegga dhiigga. Tiens waxay leedahay badeecado dhiirrigeliya wareegga dhiigga, gaar ahaan kuwa ku xeeran xubnaha taranka, si loo hagaajiyo awoodda dhalmada.

5. Shaqada difaaca jirka: Waxay sidoo kale ka shaqeeyaan kobcinta difaaca jirka, taasoo muhiim u ah caafimaadka guud iyo awoodda taranka labadaba.

Inkasta oo badeecadaha ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐.๐œ๐จ๐ฆ๐Ÿ ay wax ku ool noqon karaan taageerida caafimaadka taranka, waxaa muhiim ah in si dhab ah loo baaro sababaha dhalmo laโ€™aanta oo lala tashado dhakhtar khabiir ah si loo helo talo caafimaad oo sax ah.

Haddii aad rabto talo gaar ah oo ku saabsan badeecad gaar ah ama xal kale, igala soo xiriir what's upkayga

+252 61 9623636

Nasiib wacan insha alaah

Photos from Caafimaad.com1's post 28/09/2024

Wa.me/+252 619623636

waxaa loo kala saraa dhoor nooc lakiinse waxaa ugu muhiimsan A,B,C.

A waxaa laga qadaa biyaha wasaqda qudaarta aan la dhaqin iyo nadafada oo hooseysa.

B waa mid lala noolaado waana xanuun si joogta aad u dareemi kartid inkastoo uusan laheen calaamado xanuun ah.

B waxaa keena caabuqa viralka ah waxaana la isku gudbin karaa galmada tusaale qof qaba B wuxuu u gudbin karaa qofkii uu la galmooday waa haddii uu yahay midka activeka ah.

Sidoo kale hooyada uurka leh haddii ay la ildaran tahay waxay u gudbin kartaa ilmaha ay caloosha ku siddo.

Sidoo kale waxaa la isku gudbin karaa qalabyada la wada isticmaalo tusaale Cidiyo gurta,timo jaraha cirbadda iwm .
B waxaa la nool dad badan.

C waa kan ugu daran wuxuu ka yimadaa B qofka marka uu qabo B wuxuu ku noqon karaa C oo ah in uu dhaawac gaarsiiyo beerka wuxuuna isku sii badali karaa kancer

Hadda haddii aadan wali iska talaalin Hepatitis B iska talaa waa xanuun halis ah.

Ee Si Degdeg ah uso dalbo Dawadan oo Dabiiciga ah Taaso kaa ciribtirayso gabi ahaanba Cagaarshowga

Faa,iidada daawada cagaarshowga:

(1) waxey dhiiga ka sifeyn wixii ku jira oo caabuq ah

(2) waxey xoojin shaqada beerku u hayo jirka

(3) waxey daawo u tahay cagaarshowga noocyadiisa kala duwan

(4) waxey u roon tahay dhamaan xanuunada ku dhaca beerka

Fiiro gaar ah: daawadan loogu talagalay cagaarshowga waxey soconeysaa mudo sadax bilood ilaa lix bilood oo xidhiidh ah wana dabargoon walal.
Sadax bilood kadibna ilaahey idankii waad kaga bogsoon cagaarshow nooc walboo uu yahay.

Wixii faahfaahin ah naga soo wac nambarkan: what'sup ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡.

Wa.me/+252 61 9623636

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu