Qurxinta Dumarka
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qurxinta Dumarka, Beauty, cosmetic & personal care, Mogadishu.
06/11/2021
𝐀𝐥𝐚𝐚𝐛 𝐲𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐜𝐚𝐲𝐢𝐥𝐨.
🌼1 qaaddo oo ah qoondaar lasoo dubay sida sisinta oo budo ah oo lasoo shiiday.
🌼2 qaaddo oo sisin lasoo dubay oo lasoo shiiday.
🌼Koob caano full cream ah ama caanaha shukulaatada wata ee buniga ah.
🌸Intaas ku qas koobka caanaha ah ee cab subixii quraacda kadib, iyo habeenkii cashada kadib.
Hadduu qoondaarka kuu yaalin:
🌼Isticmaql qaaddo xulbo ah oo budo ah.
🌼Iyo sisisinta iyo caanaha.
🌼Lkn xulbada markaa isticmaaleyso dab la saar oo soo karkari.
🌸Qoondaarka waxaa shiideysaa hal maalin intaa u baahantahay oo inaa kuligiis wada shiiddo meel ha dhigan, intaa u baahataba gooni u shiido.
🌼Waxaa ku darsan kartaa shukulaato ama kaakaaw budo ah.
🌼Waxaa ku darsan kartaa sabiib.
🌼Waxaa ku darsan kartaa loos budo ah.
🌼Waxaa ku darsan kartaa qaaddo subag ah ama saliid ah.
🌼Waxaa ku darsan kartaa sokor.
Love saar si aan usoo badiyo waxyaabaha lagu cayilo.
03/10/2021
AAD U DARYEEL LAHAYD WAJIGAGA
1.Biyo badan cab malintii
2.creamada kulul iska ilaali ee wajigaga gubaya ama casan ku kenaya
3.iska ilali creamada copyga ah ama chaina iyo melaha lagu sameyay
4.ha ilaabin isbuci halmar ugu yaraan inaad mask marsato wajigaga nafaqo sinaya iyo waxa u ubahanayhay
5.serum fican wa inad haysata kas o wajigaga dhalal u samynayaa yaraynayana ururuka iyo calamada gabawga iyo daloolka
6.malinti wa inaad socotaa30daqiiqo ugu yaraan
7.make up waliga haku sexan xata hada dalantahay
8.barkinta aad ku sexanayso wa inaaad badasha 3di hbnba mar
9.scrup wa inaad u isticmasha maqarkaga kas o ka qadaya dead skinka iyo madmadwga
10.saladaha time kooda ilaali waysadana badso nuuur rabaniya ayad isku arki
Caruusad billa
19/08/2021
Sidee kuheli kartaa qurux dabiici ah?
Gabadh kasta waxay raadisaa jawaabta su’aashaas ayadoo samaysa waxwalba say u hesho qurux mid dabiici ah ama mid gacan ku samays ah say u dareento kalsooni ugu qanacdo nafteeda
CUN CUNO ISKU DHEELITIRAN
Horaa loo yiri qofwalba waa wuxuu cuno oo cunada aad cuntid waa mid jirkaaga ka muuqata dumarka caalmka ugu jirka qurxan waa kuwa cuna cuno nafaqaysan oo dheeli tiran nafaqana galisa jirkooda,tintooda iyo maqaarkooda sida darteed cun cunkooyinka kamida (khudaarta,kaluunka,unkunta,frutiska, iwm) sidoo kale samayso jadwal cuno dheelitiran aad ku cunto marwalbo .
JIMICSI SAMEE
Jimicsigu faa’iidooyin badan uu u leeyahay caafimadka kasakow wuxuu muqaal qurxoon siiya jirka kana dhigaa qofka mid marwalba dhalinyar oo aana duqoobin wuxuuna siiya maqaarka iftiin marku jirka kadhamado dufan badan sidaas darteed ugu yaraan isbuucii saddex jeer samee jimicsi
CAB BIYO BADAN
Hadaad qurux rabtid cab biyo badan ugu yaraan maalintii saddex littir oo biyo ah gaar ahaan subixii markad soo toostid,biyihu waxay jirka ka dhigaan kuwa qoyan oo jilicsan kana hortagaan dhamaan dhibaatoyinka wajiga (finanka,haaraha iwm)
YEELO ROUTIN HABENNKI IYO SUBAXII AH
Samayso routine markad soo kacdid iyo markaad seexanaysidba kaasoo aad ku xanaanayasid wagigaaga adoo marsanaya kareemada loogu tala galay, saliidaha iyo facemaskyada aad ayay muhiim utahay inaad samaysid malinwalba.
ISTICMAAL FACEMASK &SCRUB
Waxaa muhiim ah inaad isbuuci mar ama labo aad isticmaashid facemask wajiga iyo scrubyada aay marsanaysid ama ku dhaqaysid jirka kuwaaso kaa nadiifinaya jeermiska soona soorya bilicdaada iftiiminayana wagiga &jirkaba
SEEXO HURDO FIICAN
Hadii aad ka cabanaysid dhibaatooyin dhanka maqaarka ah ogow inaadan helin hurdo kugu filan ,hurdada dor wayn ayay ka qaadataa qurxda jirka waxyana noolaysaa unugyada jirka sidaas darteed hadii aad raadinaysid qurux dabiici ah waa inaa ugu yaraan 8 saac
Like iyo share
12/08/2021
Sida ogu fudud wajiga lodhaqdo ado gurigada jogo ama salon aadin🧖♀️
Intan sodiyarso scrubyada
1 🍁scrubka qajarka ama qiyarka kasamaysan
2🍁 scrubka dhuhusha ah
3 🍁scrubka timirta iyo caanaha
4 🍁scrubka goldnka ana dahabiga ah
5 🍁aloverada ana dacarta
6 🍁Vitamin C
7 🍁face wash
Soo diyaarso biyo diiran aad ukululeyn
🍂scrubkasta marka mariso wajiga 5 daqiiqo kuda kadib biyaha diiran kaga dhaq
🍂aloverada ama dacarta mari wajiga ku masajey 5 daqiiqo kadhaq
🍂 Vitamin c wajiga marso ku masajey kadib kadhaq kaniiniga Vitamin C wajiga ayuu uficanyahy wana kucayilinaaya kadib face wash Kudhaqo wajiga
Like and share❤
06/08/2021
𝐌𝐚𝐜𝐚𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐞𝐞 𝐭𝐢𝐦𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐢𝐦𝐨 𝐠𝐨'𝐠𝐨'𝐚.
Saliidda toonta faa'iidooyin badan ayey timaha u leedahay, waxay u fiicantahay cuncunka madaxa, cambaarta iyo timo daadashada, wacay timaha ka dhigtaa kuwo awood leh, kuwo ifaya oo anaan daadanin, sidoo kale waxay meelaha aan timaha laheyn usoo dhalisaa timo cusub.
🔸️ 🔸️
Haddaaba sidee u sameyneysaa saliidda toonta.
1. 10 xabo oo toon ah ayaa soo fiiqeysaa waxaa kusoo daldaloolineysaa cirbadda dharka lagu tolo ama biinka xijaabka.
2. Waxaa ku dareysaa saliid macasaro ama saliidda seytuunka oo waxaa ku shubeysaa weel leh dabool fiican, waxaana gelineysaa meel mugdi ah.
3. 24 saac kadib ayaa marsaneysaa, waxaana wanaagsan in ay 2 isbuuc ku jirto meesha mugdiga ah si toonta ay ugu dhiinto saliidda oo faa'idada toonta oo dhan aa u hesho.
4. Madaxa ayaa marineysaa waxaana fiican inaa marsato ayadoo qandac ah oo dabka aa saarto inyar.
5. Markaa mariso tinta xididadeeda hoose faraha ayaa ku masaajeyneysaa 10 daqiiqo, kadibna shukumaan ama bac ayaa ku dabooleysaa timaha waxaana sugeysaa 2 saacadood.
6. Shaambo ayaa uga dhaqeysaa iyo biyo qaboow.
Ku dadaal saliid yar in aad mariso afka hoose ee tinta si ay isku qabqabsanin lkn salka iyo xididada haddaa mariso aa ka dhaqdo 2 saac ka dib ama ka yar tintaada waxay noqoneysaa shax shax.
Marwayaal iyo saxiibiyaal ku dadaala in aad tintiina daryeeshaan midna ogsonow adoo gurigaada jooga ayaad sameysan kartaa saliido tayo leh
NB:Toonta waxay leedahay shiir waxaad u bahan tahay in aad si fiican iskaga dhaqtid markii aad marsatid isbuucii hal ama labo mar in aad marsatid.
Marwo
06/08/2021
Marabta waji baby face ah intaan samayey
Soo qaado weel waxad kushubtaa
2 qaando sonkor ah
2 qaando kafay ah
1 qaando saliida olive oil ah
1 qaando malab saafi ah
Iskuqas isfiican kadib marso wajiga dhan 15 daqiiqo kadib iska dhaq waji baby cml qurux badan🥰
Hadii aadka kaheshay ❤ saar like and share
05/08/2021
https://www.facebook.com/100386268928465/posts/127180046249087/?sfnsn=mo
Mask kusinayo cadaan dabiici ah oo kasamaysan bariiska budaha ah👸
🌼 Mask kaqaadayo wajiga madmadowg iyo dark skinka waxuna kusinaya iftin iyo dhaldhalaal dabiici ah
🌼soqado qaando/malqad bariiska budaha ah iyo qaado/malqacd caano boora ah waxaad kudaraysa biyaha ubaxa isku qas kadibna wajiga sifiican umari 30 daqiiqo kadib kadhaq biyo qabow Kudhaq inasha Allah natiijo fican baad ka'arkaysa🥰❤
Hadii aad kaheshay postigan like iyo share dheh si aan usogaliyo postekale❤
Follow sodheh pagekan🥰😍
03/08/2021
Kareemo ufiican lugaha iyo gamcaha qasqas
1🍀 faiza body lotion waa lotion aad ufiican jirka
2 🍀kanza body lotion sidokle aad uficanthy
3 🍀Nivea cream qurx buu kadhiga jirka
4 🍀Glysolid qof walbo yaqano jirka jileec Ayuu kadhiga iyo qurux
Intas midba inyar kasoqado isku qas lugaha iyo gamcaha marso aad bay kuu qurxinayan 🥰
Hada postigan kaheshay ❤sar like iyo share dheh follow so dheh pagkan🥰
01/08/2021
Sida loo qurxiyo lugaha iyo gacmaha sifudud looguna cadeyn karo
Waxa soqadata weel waxad sodiyarsanaysa 🏵intaan haruud scrub Midka aad haysto hamam maqarib iyo mau' wardi biyaha ubaxa kariinka jirka Biocarrot intaas isku qas marso lugaha iyo gacmaha
🏵Hada aroosadthy isbuucyada arooska kahor marso MashaAllah qurux kunoqonayan lugaha iyo gacmaha🥰
Creamada ufican lugaha iyo gacmaha waa
1🌸Biocarrot cream
2🌸Gold skin cream
Labadas cream isku darso lugaha iyo gacmaha marso qurux kunoqonayan💝
Hada postigan kaheshay ❤ saar like iyo share comment igu soqor waxyahy aad jeceshay inaa kasohadlo follow sodheh pagka🥰💝
30/07/2021
Scrubyada wajiga iyo jirka uficanahy qurux buu kadhigaya🥰👸 mid walbo qoraalba kuqoran hoostisa aqriya💝
29/07/2021
Daryeelka Bishimaha 👸👄
Wax dabiici ah oo lagu daryeelo bishimaha ama faruryaha wayo waxa lagu jira xili qabow ah marka waxa lobahanyhy in lagu dadaalo bishimaha🥰
Waxaad soqaadata malab liin iyo sonkor vasilin
1🍀 malqaacad sonkor ah Kudar jeex liin aha kadib ayar ku masajeey bishimaha
2 🍀malqacad barked malab ah malqaacad barked sonkor iyo jeex liin kudar malqacad barked vasilin ah isku qas ku masajeey bishimaha
3🍀 salid seytun malqacad ah iyo malqacad sonkor isku dar bishimaha ayar ku masajey kadib ka dhaq MashaAllah kunoqoya bishimaha jileec iyo qurux gaduud ayey kunoqonayan👄👸🥰
Intaa Faaiday haiska Bixin 😃love❤saar like iyo share dheh❤🥰 follow sodheh page💐
27/07/2021
Madmadowga wajiga haraha iyo nabraha wajiga madowga kurabay nabadey dheh🙋♀️
🍁Biyaha liindhanata soqaado suuf kushubo biyaha liinta kadib ku masaajey mesha madowga leh.
🍁sug intay kaga qalaleyso iskaga dhaq biyo
Isticmaal malin kaste mudo 2 week ah siaad natiijo fiican uheshid
🍁Baradho: sooqado xabad baradho ah intaa hoolsha biyaheda mari wajiga dhan kadibna kaga dhaq biyo diiran
🍁 Dacarta waxay uficanthy cadaynta dhibcaha madow ee wajiga waxay dawaysa nabraha
1 🌱Marso jeelka dacarta oo fresh ah
2🌱 Sitartiib ah ogu masaajee melaha madmadowga leh ado isticmalaya farahaga
3🌱U daa 15 daqiiqo il 20 daqiiqo iska Mary
🍁Haruuda: waxay kamid tahay waxyabaha dabiiciga ee looga takhaluso madmadowga
⚘Haruud
⚘liindhanan
⚘malab
Sooqado 2bo malqaacad haruud ah iyo jeex liindhanan ah iyo hal malqaacad malab ah sifican iskugu qas wajiga mari 30 daqiiqo kadib ku dhaq biyo qabow natiijo fican baad kaarkaysa Insha Allah.
Gabdhihi postigan iga soo codsaday ❤ like iyo share dhaha siay hablo badan oga faiidaystan❤🥰
Hadii postigan kaheshay love❤saar like and share dheh follow so dheh page kan🥰
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu