Drs xamdi adan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Drs xamdi adan, Mogadishu.
02/06/2022
Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp linge sotabo
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Https://wa.me/252612328687
02/06/2022
DAAWEYNTA CUDURKA GAASKA ama boog calooleedka
Nagala soo xiriir Whatsup number kan
😍👇🤗
Https://wa.me/252612328687
Ma isku aragtaa ama ma dareentaa calaamadahaan mid ka mid ah
1: Calool xanuun
2- bog xanuun
3: Dibbiryo
4-daaco (aaryo caloosha ah )
5: Lalabbo ama matagid (Cuntada oo markaa aragto lalabo ku qabato gaar ahaan haddii dufan badan uu leeyahay)
6: Kuleel iyo Kor hur ( gaar ahaan calaacalaha ,cagaha iyo caloosha)
7: Af qallayl ama carabka oo dhabro yeesho
8: Hurdo xumo (Hurdada oo kaa qasan, qarow iyo naxitaan hurdada dhexdeeda ah.
7: Wadna garaac Aad u malayneysid inuu wadna qabad ku haayo markuu gaaska aad kugu kacsan yahay, wadna garaac iyo ma darentaa cadaadis feeraha ah maadaama hawada caloosha isku xirtay ay feeraha cadaadin karto).
8: Laab jeex (qofka oo cuntada uu cuno ama biyo kulul ku soo gadoomaan, oo afka ka dareemo qaraar iyo dhanaan isla socdo)
9: Warwareer (in miisaanka uu kaa lumayo markaa istaagtid ama jiifka aad ka soo fadhiisato,
Hadaba javaana herbal&medical waxaa diyaar kugu ah dhaqtarka daaweynta cudurka gaaska wixii Information ah
Nagala soo xiriira Whatsup number kan
Https://wa.me/252612328687
MAHADSANIDIIN
Osman Ali Osman Javaana
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Mogadishu