Qolob yarre
Name GÛÛL DØØÑ ẞHÃRÏÏF
Dhashay 1999/12/1
Waa taliye carab dheeg oo gudanayo waajibkiisii qaran
Guul xooga dalka 💪💪💪💪💪💪💪💪
06/11/2023
Duulimaad Cusub ee Maalinka khamiista.
Shirkadda diyaaradaha ee Starsky waxay macaamiisheeda ugu bishaareynaysaa in ay bilaabayso duulimaad Cusub oo khamiis kasta ku tagayso Qolob yarre
Mogadishu to Bahdo
Bahdo to Mogadishu
Kusoo dhawaada asxaabta
Qolob yarre page oo kala socon kartaan dha dhacdooyinkii ugu danbeeyey oo xaqiiqo ah mahad sanidiin
Like/follow
Kusoo dhawaada asxaabta
Qolob yarre page oo ku cimaamada adinkoo mahadasan
Like/follow
21/02/2023
Deg deg-
Degaanka Xaar-xaar oo dhaca Bariga Degmada bacadweyne Ee Konfurta Gobolka Mudug
Lagu dilay Maleeshiyaadka ka Tirsan Koxda Khawarijta As oo halkaasi si dhumaleysi ugu sugnaa
Howl-gal ay halkaasi ku qaadden Ciidanka degaanka Kuwa Daraawishta Galmudug Iyo kuwa Xogga Dalka Ee Danab,
Waxana Howl-galkaa lagu dilay Tiro ka tirsan Maleeshiyaadka Koxda Khawarijta AS Ayadoona Degaankaas uu hada gacanta ugu jirto ciidanka Xoreynta Gobolka Mudug,
Welina Waxaa lagu raad jogaa firxadkooda oo laga soo warinayo in ay gareen degaano toostada Camaara Mudug.
Waxaana si Toos usocodta howl-Halka Xoreynta gobolada mudug iyo galgaduud
LIKE/FOLLOW Qolob yarre
Ayeeyo ducadeeda allaha u aqbalo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Abti faarax gabadhiisa oo goofka gaduudan leh waan ku roondeeheynaa
Team jareer weyne oo heesihii cusmaan diamond ka gadooday 😁😁😁
Qolob yarre LIKE/FOLLOW
Sheekadii waryaa janada hanaga caayin part 1😃😃😃
Asxapta page ha lagu cimaamado
FOLLOW/LIKE Qolob yarre
Marka adoo safara uu kaloore kugu soo boodo ee gaariga hal mar laguu taajiyey 😁😁😁
Waa isimadii SSC oo kawada hadlaya ayaaha gobolka
24/01/2023
Dal xoreeye Ahmed Abdi Kaarie madaxwayne guul 💪💪
23/01/2023
Hala isku dayo asxaabta waa su,aal dadka badnkiis ay ku adkaan dooto
Qolob yarre _____Page___Follow
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |