SomCity
Pharmacy, Skincare Products, Mother & baby Products, Vitamins & Supplements. All Medical tests
Dumarka caafimaadkooda waxa aad muhiim ugu ah inay helaan vitamins ku filan
Collagen Peptide
Vitamin Check
SKIN ANALYSIS KEENA BISHAN WAA IDIN FREE MACAMIL.
Macaamiisheena sharafta leh,
Waxaan idinla socodsiineynaa in SomCity Call Center uu mar kasta diyaar u yahay inuu idiinku adeego si hufan oo degdeg ah. Hadafkeenu waa inaan hubinno in jawaab loo helo su'aalahaaga iyo caqabad kasta oo kugu timaada.
28/03/2026
“Maqaarkaagu wuxuu mudan yahay inuu ‘Recharge’ sameeyo! 🔋✨
Hadii aad isku aragtay daal ama laalaab maqaarka ah, No.9 ayaa kuu keenay xalka ugu dambeeyay. Isku darka Retinol iyo Peptides waxay maqaarkaaga ka dhigayaan mid ka sii dhalinyaro badan sidii h**e.
Dalbo hadda oo sii maqaarkaaga daryeelka uu u baahan yahay. 🛍️
📍 SomCity | +252614466000”
25/02/2026
Eos
Maanta waxaan idinla wadaagayaa mid ka mid ah nafaqooyinka ugu muhiimsan ee qof kasta oo jimicsi sameeya u baahan yahay: Optimum Nutrition Creatine+ (3-in-1 Formula). 🥤🔥
Macamiil Ku soo Dhawow SomCity.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Taleex Interlock Hayat Market Java Coffee Agteeda
Mogadishu