Xarunta hormarinta dumarka hiil habled
Mss jag
carurteda aabahod xad iifurte
Hadan nafis dareme nalki waka Iftime
Ogeeysiis muhiim ah
Xarunta hormmarinta dumarka
EE waxeey qaban doontaa arday cusub hadaba hadii aad jeceshahay inaad si fudud kubarato xirfadaha kala ah cilaanka make upka timodabista iyo cunta karista horey usoo gaar xarunta hiilhableed oo kutaalo xafada oodweyne
wixii faahfaahin ah kala xiriir
0616666761/ 0618021859/0612132888
20/12/2020
Majeceshay inaad barato xirfadaha kala duwan sida cilaanka make upka iyo Timadabista Hadaba horey usoogaar xarunta hormarinta dumarka ee oo dhawaan laga furay xaafada oodweyne gaar ahaan kala warega xarunta waxey diyaar idiinla tahy iney mudo kooban kugu barto xirfada aad jeceshahay
Hadaba nagalaso xiriir
numberada hoos kaaga muqda
0616666761/0618021859
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu