Boqorada rer haashi

Boqorada rer haashi

Share

igu imow wax wangsan kna dhowrsanow xumnta

09/01/2022

U fiirso talo mida ugu wanaagsan.

Aqoontu waa furaha wax kasta..
Aqoontu waa iftiinka nolosha...
Tani waa xikmad dhab ah oo
natusinaysa in tacliintu ka dhigto
ruuxa wax bartay sida tan:

a) Mid aqoon buuxda leh
b) Mid garta xaqiisa iyo xaqa kale
c) Mid yaqaana wada nolashaha
d) Mid dhiira galiya naftiisa iyo dadkale
e) Mid garasho xeeldheer leh
f) Mid bulsho la macaamilka ku wanaagsan
g) Mid tix geliya dadka
h) Mid hoggaamin kara bulsho IWM

Sidaasi darteed waxaad ku dadaashaa
waxbarashada si aad u gaarto
faa’iidooyinkaas qiimaha badan.

wngsn

09/01/2022

Islaweynida wx wngsn mha wa in qlbigaga rbi ka cabsi kujira

17/07/2021

Xaqiqda jirto wye m.a

08/04/2021
22/09/2020

Asc dhaman asxpta wxan sameyty new page wxan raba inaa igala qeyb qadatan adinka oo mahadsan dadna waa ii xigtiin wxan ahay wllashin aduunka qof waliba darajo ku jooga hdaasan la isku darajen
qofna darajo ma yeeshen please
Like saar___comment and ____share

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu