Wax Sheega Xawaadle
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wax Sheega Xawaadle, Beauty, cosmetic & personal care, xamar jajab, Mogadishu.
16/06/2023
Agaasimaha cusub Immigration hambalyo
Mohamed dahir aadan hambalyo
15/04/2023
Xilweyn Mohamed Dahir congratulations congratulation
15/04/2023
Mohamed daahir aadan ayaa la filayaa in loo magacaabo agaasimaha socdaalka iyo jinsiyadaha somalia
Hambalyo hor dhac ah ayaa sii direynaa
mohamed daahir waa ninkii la tartamay
Xildhibaan abdirisaaq ciid
Xildhibaanka agoon ma aragteen
05/10/2022
Hambalyo hamabalyo xildhibaan Abdisiraaq ciid oo ku aqalgalay dalka
dibadiisa hambalyo kala hela wiil iyo caano gabar iyo caano xildhibaane
13/09/2022
Safar salaama xildhibaan abdirisaaq Moallin ciid
Oo u safray wadankiisa labaad ee America 🇺🇸
Xildhibaan ciid ayaa tan iyo markii ladoortay ku
Sugnaa wadanka gaarahaan magalada muqdisho
Xildhibaanka wadanka waxaa usoo laabadan doonaa labo bilood kadib marka lafuro baarlamaanka somalia
Inta ku abtirsada inta uu matalo soo dhaha safar salama xildhibaanka save Travel
27/08/2022
Wasiir c/risaaq ayaa mohamed guure umagacabay xog heystiisa gaarkaa asigoo ah nin dhalinyaraaa
Oo aad ugu fir fir c**n arimaha xog heynimada Hambalyo Gure and ibraahin ciise congratulations
27/08/2022
Xildhibaan c/risaaq moalin ciid umagacaawday xog heyntiisa gaarkaa indho deeq colaaad oo ah gabdhii dhiiga iyo dhacaanka usoo shubtay xiligii doorashada
Tani ayaa noqoneysa arin kudayasho mudan oo xildhibaanada kale kaka dayan doonaan si gaar ah
Waxa ay ugula shaqeyndoontaa shaaqalisiinta dhalinyarada sida kasoo maqalnay dad ku dhaw iyada
Hambalyo hurumar wanaagsan agoon kudayda xwadle
25/08/2022
Xildhibaan Hon Abdirahman Gureey ayaa qeyb ka ahaa safarka reysal wasaaraha somalia uu ku tagay magalada b/weyne ee gobalka hiiraan Xildhibaan ayaa waca uu la kulmi doonaa bulshada gobalka hiiraan
25/08/2022
Xildhibaan Hon Abdirisaaq Moallin Ciid oo gaaray maantay magaaalada b/weyne asigoo qeyb ka ah
Safarka raysal wasaaraha soomaliya Hamza Abdi Barre asigoo kulumo laqaadan doono bulshada
Uu kumatalo xildhibaanimada ee gobalka hiraaan
24/08/2022
Kaadirka oo booqday Ciidamada Macawisleyda ee dagaalku kala dhexeeyo Alshabaab "Astaan iyo Bilaw ayaad u noqo doontaan Xureeynta Dalka oo dhan Taalo ayaana leydii dhisi Doonaa"
23/08/2022
Xildhibaan Abdi maalik wax qabad kooda hada laga dareemay beesha uu xildhibaanka u yahay sida aan
Kasoo xiganay ilo ku agdhaw beeshiisa
Xildhibaankaaan ayaa ah xildhibaanka kaliyah markuu tago xaruunta Golaha shacabka villa hargeisa ay jecel
Yihiin xildhibaanada haweenkaaa ee katirsan gollaha
Shacabka congratulations xildhibaane guul wcn.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Xamar Jajab
Mogadishu