Hanad Hurnuz.

Hanad Hurnuz.

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hanad Hurnuz., Mogadishu.

20/02/2026

Afur Wanaagsan iskaabulo 😁

08/02/2026

● Haduu Muuqu Duug Yahay
● Armay Ruuxdu Dahab TahaY👑

Barqo wanaagsan JaalayaaL

01/02/2026

Fariin walaaltinimo ❤️.

Wll icafi aniganeh waan ku cafiyey , sababtoo 15 shacbaan waxaa ka dhiman hal habeen oo kaliya , marka wll waxaan rajeynayaa in adiga iyo aniga iyo dhamaan ummada muslimiimta dhamaantood Dambigooda Dhaafo Alle SWT Yaa Allah . Alxamdulilaah Dheh hadda icafisay wll.🤲

Wll waan ku jeclahay Alle Dartii ❤️.

28/01/2026

"Gebigeed adduunyada
Gobol gobol u qaadoo
Hablo weerar gali kara
Hablo geela dhicin kara
Hablo geesi dili kara,

Gobannimana hanan kara
Hablo talada goyn kara
Garta madal ka niqi kara
Garashana iskaga mida
Quruxdana ka wada goba
Geesteenna mooyee
Geyi kale ma joogaan."

Hablaha soomaliyeed❤️🫶🏿

24/01/2026

Subax Wanaagsan saaxiibayaaL.

19/01/2026

Xikmad #18 #

♧ Waxaa jira laba qof oo aan qalad gelin, mid waa dhintay kii kalana ma dhalanin.

11/01/2026

Xikmad #17 #

Kalsoonida nafta ma ahan mar walba inaad saxnaatid, waa inaadan kabaqanin inaad qaldanto.

09/01/2026

Jumca jamiiL JaalayaaL.

01/01/2026

Xikmad #16 #

♧ Shaqo waxaa ugu adag midda larabo in hal qof lagu raalligeliyo, waxaana u sahlan midda ay naftaadu ku farto oo aad u heshid daliil.

01/01/2026

Sanadkaan maxaa kuu Qorahaysan adiga .

26/12/2025

Xikmad #15 #

◇ Indheer-garadnimadu ma ahan kala garashada qalad iyo sax, ee waa kala garashada laba qalad midka sii qaldan.

26/12/2025

Jumca kariim JaalayaaL

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Website

Address


Mogadishu