Dr.Elies kashawiito
asc dhamaan inta igu xeran aad ayaan idin salaamay , wax alaala wixii talo cafimad ah wa ila so xiriiri karta mahadsid. 252615512929
26/08/2022
๐ ๐ฎ ๐ด๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ผ๐ณ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ป๐๐๐ป๐ธ๐ฎ (๐๐ฒ๐ฝ๐ฎ๐๐ถ๐๐ถ ๐ ๐ฉ๐ถ๐ฟ๐๐)
Gabar ama wiil
Cagaarshowga nooca ( hepatitis B ) wuxuu kamid yahay cagaar showga ugubadan ee laga helo dadka wuxuuna inta badan saa meen u geestaa beerka.
๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ด๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฎ
Lakiin Sharuud
Waa in laga helaa labadda qof midka Caafimaadka qaba. sharuudaha soosocda
1. Waa in uu qataa talaalka guurka ka hor
2. Waa in uu dhameestaa mudda laqadanayo talaalka kaasoo ah muddo 6 bilood ah
3. Waa in uu qaato talaalka loo yaqaano (Hepatitis B Vaccine) uuna u qaato si sax ah oo ah
โก Qaadashada 1-aad muddo halbil ah
โก Qaadashada 2-aad muddo halbil kadib
โก Qadashada 3-aad Muddo 6 bil kadib
Marka aa dhameesto talaalka waad guursan kartaa qof qaba cudurkaan (Hepatitis B)
02/04/2022
Name this organ
29/05/2021
Barnaamijka Ma ogtahay?
1๏ธโฃ.Ma ogatahay aayadaha quranka iney yhiin (6236) sidokalana xarfaha quraanka ka kobanyahay iney tahay
(323671) Saddex Boqol Labaatan iyo sadex Kun Lix Boqol Todobaatan iyo Kow xaraf
Halka ereyada quranka kujrana ey yihiin 77437
2๏ธโฃ.Ma ogathay nabi aadam cs in la abuuray maalin jimco ah sooklana laga soosaaray janada maaln jimco ah sidookalana aduunka la rogi doono maalin jimco inta waxay sii wadata jimcaha iney tahay ciida todobaadka ee muslimiinta
3๏ธโฃ.Ma ogtahay tiirada suuradaha lagu soodajiyay Maka ney Iney tahay 86 suuradood halka madinana lagu sodajyay 28suuradood
4๏ธโฃ=Ma ogtahay qofki ugu horeyay e so islaama madina inu ahaa sacad ibnu suraara rc
5๏ธโฃ.Maxa loyaqana afkeena soomaligaa qofkii fura gabadh, hadii gabadh la furo waxaan dhahna garob hadaba ninku maxa la dhaha? ma ogtahay ninki naag furaa isna loogu yeedho karinle laga yaabo in waxkalana utaqano hadaad magic kale utaqaano nala wadaag
6๏ธโฃ.Ma ogtahay ereyga laakiin iney wadagaan afafka somalga carabiga turkiga hindida iyo sawaxiliga
7๏ธโฃ.Ma ogtahay saxabiga kaliya e hadad magacisa shegto sodon ajir ku heleyso uuna yahay
zeyd ibnu xaarith waxaana magacisa lagu shegay quranka karimka
8๏ธโฃ.Ma ogtahay weedha hal maalin in quraanka lagu xusay 365 oo udhiganta tirade sanadka cadceeda halka weedha maalmo oo ah maalin wixii ka badan iyada quranka lagu xusayh 30jeer oo ah tirada maalmaha bisha
9๏ธโฃ.Ma ogtahay xayawanka Didiinka inuu lmihiisa ku koriyo eegmada,ma ogthay diidiinku inuu seexdo sadex bilood sadexkalana uusoojeedo
17/01/2021
31/12/2020
Waxaa jira ah in Ganacsato Somaali ah ay Dhisteen Isbitaalo gaar loo lee yahay Boorame, ilaa Kismaayo, waxay keensadeen dhakhaatiir Ajaanib ah sida Masaari, Yemaniyiin, Suriyaan, Somali, iyo kuwo kale .
Waxay heshiis kula galeen in hooyo kasta oo foolata la qalo
Sida loo qaysado lacagtaas?
Hantiilaha isbitaalaka leh % 60
Takhtarka qaliinka iyo Gabadha Nurses-ka % 40
100 kii haween ah oo la qalo waxaa laga helaa Lacag dhan $75,kun oo doolar, Dawo, dhiig, iyo ultrasonic,
1. Waxaa cadaatay in hooyada somaliyeed ee uurka leh ay Noqotay Dahab lagu xisaabtamo lagana sameeyo qaliinkooda dhaqaale. Arintaa oo noqotay Masiibo Weyn
2. Waxaa kaloo soo baxay in isbitaalada waaweyn ee wadanku lahaa laga bilaabay qaliinkaan waxashnimada ah haddaan weydiinay waxaa jawaabtu noqotay isbitaalku isma bixinayo haddaan qaliin la sameyn . Hadalklaan oo noqday mid biniโaadanimada ka fog waana masiibadii labaad !!!!
3. Waxaa kaloon helnay in islaamaha jooga MCH-yada wadanka iyo dhakhtarka qaliinka in xiriir dhaqale uu ka dhaxeeyo si ay lacag u hesho waxay u dirtaa isbitaalka taana waa masiibo sadexaad !!!! oo meel ay ku badbaado malaha hooyada uurka leh
Maxaa talo ah?
A. Waa in Raggu ka ilaashadaan Haweenkooda Dhakhaatiirtaan bilaa damiirka ah
B. Waa in Hooyada uurka leh ogaataa in Dhakhtarku Noqday Ganacsade Arxan laawe ah
C. Waa in Dhakhtarku ogaadaa inuu yahay gacan ku dhiigle qaliinka u sameynaya si ganacsi ah
D. Waa in shacabku ka dhiidhiyaa qaliinka uu wado takhaatiirtaan qalbiga ka dhintay
13/11/2020
Imisa Xubin ayaa ka aqoonsan kartaa
02/11/2020
Difference between arterial blood and veinous blood
new page
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jaale Siyaad
Mogadishu