Mss Qalanjo

Mss Qalanjo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mss Qalanjo, Health/Beauty, Shibis, Mogadishu.

19/01/2024

Inta Dumarka qaa-qaawan lala fariisto oo wax lala cuno ayaa hadhow Mowlidka Nabiga Sallallaahu calayhi wasallam wax laga sheegayaa!!

Wahaabi Diintiisu waa taas!!

08/12/2023

Jimco wngsn

14/11/2023

Indhaha isku qabo ama mobilka iska dhaqaaji😂
Wixi kuso baxo so qor

13/11/2023

Ninkaan ayaa maxkamada waxaa lasoo koray naag uu hal habeen la seexday iyadoo ka rabta biilka wiilkaas idiin muuqda, waxay ku doodaysaa inuu ninkaan wiilka ka dhalay. Isagana waxaa uu ku doodayaa inuusan wiilka isaga dhalin.

Ninkaas iyo naagta aan u gar gaadno 😆 😂

09/11/2023
25/10/2023

Dollar........

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Shibis
Mogadishu