Drs Luul maxamed

Drs Luul maxamed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Drs Luul maxamed, Health/Beauty, Mogadisho, Mogadishu.

20/02/2022

SHAAHA CALEENTA ANTILIPEMIC

Shaaha dhirta ugu fiican waxay ka kooban tahay 5 shaaha dhireed oo caan ah oo la soo xulay ayna ku jiraan SHAAHA CAGAARAN (GREEN TEA) taas oo ka dhigaysa mid wax ku ool u ah xaaladaha caafimaad badankood. Waxay hodan ku tahay fiitamiin A, lecithin, iyo waxyaabo kale oo muhiim ah sida Zinc iyo copper.

1) Waxay yareyneysaa kolestaroolka
2) Waxay ka hortagtaa dhibaatooyinka wadnaha
3) Qashinsaartaa jirka
4) Kahortagtaa Gabowga
5) Waxey nadiifineysaa nidaamka dheef-shiidkaaga
6) Waxay ka hortagtaa sameynta unugyada kansarka ee ku dhaca beerka, sambabaha, makaanka iyo makaanka afkiisa
7) Waxey bogsiisaa xanuunka jidhka
8) Waxay dardar gelineysaa saaritaanka saxarada
9) Waxey wanaajisaa aragga 10) Waxey nidaamisaa cadaadiska dhiigga
11) Waxey hagaajisaa wareegga dhiigga
12) Waxey ka hortagtaa cudurka boog-calooleedka (Ulcer)
13) Wxey kahortagtaa daalka
14) Waxay leedahay hurdo nabadeed
15) Waxay ka hortagtaa koritaanka aan caadiga ahayn ee unugyada jirka
16) Waxey kordhisa shaqada difaaca jirka sidaas darteedna waxey ku siin kartaa cimridheeri caafimaadqab leh
17) Waxey dhiirrigelisaa kalyaha iyadoona sidookale kordhisa shaqada galmoodka
18) Waxay wanaajisaa shaqada nidaamka dareemayaasha sidaa darteed waxey jirka ka dhigtaa mid baraarugsan
19) Waxay xakameysaa culeyska maadaama ay sii wadato nuugista iyo aruurinta baruurta

HAD IYO JEER XUSUUSNOW: Shaaha antilipemic waa hab nololeed. Maalin walba cab xitaa marka aad nasaneyso maxaa yeelay waxay kuul ilaalin doontaa caafimaadkaaga. Waxaanu ku leenahay qaado labo liitar oo shaahan ah, maxaa yeelay 30kg oo kastoo jirkaaga ah culeyskoodu wuxuu ubaahanyahay hal litir oo biyo ah si jirkaaga loogu adeego. Markastoo culeyskaagu bato waa markastoo aad u baahan tahay biyo badan.

U DIYAARGAROW WAXKU OOL AH: Ka hor sariirta, karkari laba litir oo biyo ah ka dibna kiishka shaha ku rid digsig oo ku dhaaf habeenka oo dhan si ay u qasanto.
what is up +252613981100

Nazo pqoq za xog badan u hezho

Photos from Drs Luul maxamed's post 31/12/2021
Photos from Drs Luul maxamed's post 22/12/2021

SKusoo dhawoow daawooyin cafimaad oo dabiici ah (calciums) kuwaas aad ugu fiican cudurada lafaha sida
1= lafa xanuunka guud
2= soo kabashada lafaha jabay
3= xanuunka laf dharta
4= Korinta lafaha daciifka ah
5= xoojinta lafaha ilmaha yar yar iyo
6= nafaqeynta ilmaha uurk ku jira si ay ugu dhashaan miisaankii loogu tala galey

fg: hadaba hdaa tahy bukan daneynaya Dawoyikeena fadlan adigoo mahadsan naga sooxiir lamparka hoos kuxusan mahadsanidiin


WhatsApp/+ 0613981100

Photos from Drs Luul maxamed's post 22/12/2021

Ma tahay ruux ka cawanaayo kaliyo xanuun ama kaliyaha dhagax makaaga jiraaan (KIDNEY STONES)hadaba waxaan kuu haynaa daawo si dhaqsi ah kaaga burburineyso dhagaxa

Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp _________
👇👇👇👇👇👇
http://wa.me/+252613981100

Photos from Drs Luul maxamed's post 22/12/2021



Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan waa xaalad culus.



Calaamadaha lagu yaqaano waa...
1) Cuncun agagaarka futada.
2) Dhiig oo la arko ka dib marka la saxaroodo.
3) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo wax yar ka dib.
4) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
5) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin Aadna iskaaga cirib tiri kartaa xanuunkan.. qaarka midah daawoyinkan soo socda lkn markasta xalada iyo heerka baabasiirtada ayey ku xiran tahay.
Waxa kamidah dawoyinka lagu ciribtiro sida Chitosan, Double cellulose IWM.

xanuunkan


WhatsApp: 0613981100

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadisho
Mogadishu