Walalaha hargaysa
Waxad kahelaysa muqalo marwalba ku qanciiya oo tayo leH
Ninkaan doorashadii oo la gaarin sidaan samaynta u samaynaya hadii doorasho la gaarana Maxaa dhici karo.
20/07/2022
Mid kamid ah Masaajidda magaalada Hargeysa. Xaafaddee ayuu ku yaallaa?
20/07/2022
Wargeysyada waaweyn ee dalka Jarmalka ayaa warbixino ka qoray Orodyahanka Maxamed Muxumed oo ah wiil asal ahaan ka soo jeeda Somaliland.
Maxamed ayaa ku dhashay dalka Jarmalka, warbaahinta ayaa sheegaysa inuuu yahay rejada jarmalka ee dhanka ciyaaraha orodka.
Maxamed wuxuu tartan orod oo 5,000 oo mitir ah ka qeyb geli doonaa Habeenka Jimcada 22/07/2022 Marka ay saacaddu 03:10 habeenimo waqtiga Jarmalka ama Yurubta dhexe.
Magaalada Eugene Oregon ee Dalka Maraykanka uu tartanku ka dhacayaa.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Muqdisho
Mogadishu
HAAAWAASAX
Opening Hours
| 09:00 - 17:00 |